Wararka Maanta

Puntland oo diiday hirgelinta sharciga tamarta qaranka iyo dhismaha hay'adda tamarta Soomaaliya

Puntland oo diiday hirgelinta sharciga tamarta qaranka iyo dhismaha hay'adda tamarta Soomaaliya

NOV 20, 2025

Khamiis, November 20, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in aysan qayb ka ahayn  ansixinta Sharciga Tamarta Soomaaliya iyo dhismaha Hay’adda T...

Warkii oo dhan »
Madaxda dowladda Fedaraalka oo si weyn u bogaadiyay guusha taariikhiga ah ee Garsoore Cumar Cabdiqaadir Cartan

Madaxda dowladda Fedaraalka oo si weyn u bogaadiyay guusha taariikhiga ah ee Garsoore Cumar Cabdiqaadir Cartan

NOV 20, 2025

 Khamiis, November 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo ka digtay dal-dalashada sharci darrada ah ee khayraadka Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo ka digtay dal-dalashada sharci darrada ah ee khayraadka Soomaaliya

NOV 20, 2025

Khamiis, November 20, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka walaacsan isku dayo sii kordhaya oo ay shirkado iyo shaqsiyaad, kuwa dalka u...

Warkii oo dhan »
Cabdifitaax Cali Xasan oo lagu toogtay fagaare ku yaala duleedka degmada Guriceel

Cabdifitaax Cali Xasan oo lagu toogtay fagaare ku yaala duleedka degmada Guriceel

NOV 20, 2025

Khamiis, November 20, 2025 (HOL) - Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee Shalay fagaare ku yaala duleedka degmada Guriceel ee go...

Warkii oo dhan »
Labo Askari oo Ka Tirsan ciidamada Kenya oo Ku Geeriyooday Qarax Miino oo Al-Shabaab Dhigtay Agagaarka Liboi

Labo Askari oo Ka Tirsan ciidamada Kenya oo Ku Geeriyooday Qarax Miino oo Al-Shabaab Dhigtay Agagaarka Liboi

NOV 20, 2025

Khamiis, November 20, 2025 (HOL) - Labo askari oo ka tirsan cutubka ilaalada xuduudaha Kenya ayaa ku dhintay qarax miino oo ay maleegeen dagaalyahanno...

Warkii oo dhan »
Garsoore Cumar Cabdulkadir Cartan oo ku guuleystay abaalmarinta Garsooraha ugu fiican Afrika 2025

Garsoore Cumar Cabdulkadir Cartan oo ku guuleystay abaalmarinta Garsooraha ugu fiican Afrika 2025

NOV 19, 2025

Arbaco, November 19, 2025 (HOL) - Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalamiga ah, Omar Abdulkadir Cartan, ayaa sanadkan 2025 ku guuleystay abaalmarint...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda gobolka Galgaduud oo dil toogasho ah ku xukuntay nin dhawaan Guriceel ku dilay ganacsade

Maxkamadda gobolka Galgaduud oo dil toogasho ah ku xukuntay nin dhawaan Guriceel ku dilay ganacsade

NOV 19, 2025

Arbaco, November 19, 2025 (HOL) - Maxkamada ciidamada ee gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday Cabdifitaax Cali Xasan Diiriye o...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo kenya ka dalbatay gacan siin xallinta khilaaf ka taagan maxkamadda EAC

Soomaaliya oo kenya ka dalbatay gacan siin xallinta khilaaf ka taagan maxkamadda EAC

NOV 19, 2025

Arbaco, November 19, 2025 (HOL) - Soomaaliya ayaa ka codsatay Kenya in ay ka gacan siiso xallinta is-mariwaaga ka jira Maxkamadda Caddaaladda Bariga A...

Warkii oo dhan »
Safaaradda Midowga Yurub oo xaqiijisay inuu socdo wada-hadallo ku saabsan xoojinta taageerada AUSSOM

Safaaradda Midowga Yurub oo xaqiijisay inuu socdo wada-hadallo ku saabsan xoojinta taageerada AUSSOM

NOV 19, 2025

Talaado, November 18, 2025 (HOL) - Safaaradda Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa shaacisay inay socdaan wada-hadallo ku saabsan kaalinta uu EU-gu ka qaa...

Warkii oo dhan »
Howlgal lagu dilay Xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

Howlgal lagu dilay Xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

NOV 19, 2025

Arbaco, November 19, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah loo...

Warkii oo dhan »