Wararka Maanta
Danjire El Hadji Ibrahima Diene oo si rasmi ah ula wareegay xilka Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya
Arbaco, Luulyo 30, 2025 (HOL) - Danjire El Hadji Ibrahima Diene “Boly” ayaa si rasmi ah ula wareegay xilkiisa isagoo noqday Wakiilka Gaarka ...
Warkii oo dhan »Qoysaskii ugu badnaa ee bakaraca dagaalka Baladxaawo oo gaaray magaalada Mandheera
Arbaco, Luulyo 30, 2025 (HOL) - Waxaa aad u sii kordhaya qoysaska ka barakacaya magaalada Baladxaawo ee isaga cararaya dagaalada culus ee u dhax...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka Puntland oo Dowladda Federaalka ku eedeeyay inay hurinayso colaado qabyaaladeed iyo siyaasadeed
Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) - Golaha Wakiillada Puntland ayaa soo saaray qaraar si adag loogu cambaareeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo l...
Warkii oo dhan »Axmed Rashiid oo si weyn looga yaqaan Kenya oo Maxkamad La Soo Taagay
Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) - Axmed Rashiid, oo hore uga tirsanaa ciidanka booliska Kenya, ayaa lasoo taagay maxkamad ku taalla magaalada Nairobi, ...
Warkii oo dhan »Taiwan oo sheegtay in muwaadiniinteedu dib uga bilaabi karaan safarro ganacsi Soomaaliya
Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Taiwan ayaa talaadada maanta ah sheegay in muwaadiniinta wata baasaboorka Taiwan...
Warkii oo dhan »EUTM-S oo Dhameystirtay Wejigii Koowaad ee Tababarka Ciidamada Gaarka ah ee Soomaaliya
Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) - Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM-S) ayaa si rasmi ah u dhameystiray wejigii koowaad ee tab...
Warkii oo dhan »Dagaal culus oo markale dib uga qarxay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo
Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaasi uu dib uga qarxay dagaal culus oo u dhax...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika oo kawada hadlay Xaalada kala guurka ammaanka Soomaaliya
Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Isniintii la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mahmoud Ali Yous...
Warkii oo dhan »Taiwan oo si adag uga jawaabtay cadhada uu Shiinuhu ka muujiyay heshiiska ay la gashay Somaliland
Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) - Xafiiska Wakiilka Taiwan ee Somaliland ayaa soo saaray war uu kaga jawaabayo hadallo iyo eedeymo kasoo yeedhay ...
Warkii oo dhan »Wararkii ugu dambeeyay xaalada degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo
Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) - Xaalad deganaasho ah oo aan caga badan ku taagneyn ayaa saakay laga soo warinaya magaalada Baladxaawo ee gobolk...
Warkii oo dhan »