Wararka Maanta
Wararkii ugu dambeeyay xaalada degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo
Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) - Xaalad deganaasho ah oo aan caga badan ku taagneyn ayaa saakay laga soo warinaya magaalada Baladxaawo ee gobolk...
Warkii oo dhan »Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka shiray sidii loo xoojin lahaa taageerada Soomaaliya
Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) - Magaalada Doha ayaa martigelisay shirkii heer wasiir ee Kooxda Xiriirka Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee Soo...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in xidhiidhkeeda Taiwan aanu dhaawacayn madaxbannaanida Shiinaha
Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay in heshiiska badda ee ay dhawaan la gashay jasiiradda Taiwan aanu ka hor imanayn danah...
Warkii oo dhan »Kuweyt oo Ku Baaqday Iskaashi Caalami ah si Loogu Taageero Soomaaliya
Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) - Dowladda Kuweyt ayaa shalay ku baaqday in la isku xiro dadaallada gobolka iyo kuwa caalamiga ah si loo taageero qorsh...
Warkii oo dhan »Ciidanka amniga Puntland oo gacanta ku dhigay gaari raashin u siday Daacish
Isniin, Luulyo 28, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliiska Puntland ayaa gacanta ku dhigay gaari Dhayne ah oo la sheegay inuu raashin iyo soolarad...
Warkii oo dhan »Bilan Bile Maxamuud oo loo magacaabay Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir
Isniin, Luulyo 28, 2025 (HOL) - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Xoghayihii Guud ee Gobolka Banaadir, Faysal Carraale Afrax...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo soo iibsatay diyaarado casri ah oo ku howlgali doona magaca Somali Airlines
Isniin, Luulyo 28, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay iney soo iibsatay laba diyaaradood oo nooceedu yahay Airbus A320, ...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo ka hadashay dagaaladii ka dhacay magaalooyinka Beledxaawo iyo Doolow
Isniin, Luulyo 28, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo maamulka Jubaland ayaa si adag loogu eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Khilaafkii kala dhaxeeyay dalka Itoobiya si rasmi ah lloosoo afjaray
Isniin, Luulyo 28, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii Soomaaliya iyo Itoobiya,...
Warkii oo dhan »Kooxda RSF ee dalka Suudaan oo ku dhawaaqday dowlad kale oo ka madax-bannaan Khartuum
Isniin, Luulyo 28, 2025 (HOL) - Koox siyaasadeed oo uu hoggaaminayo ciidanka milatariga ah ee RSF (Rapid Support Forces) ee dalka Suudaan ayaa k...
Warkii oo dhan »