Wararka Maanta

Kooxda Al-shabaab oo la wareegtay gacan ku heynta degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

Kooxda Al-shabaab oo la wareegtay gacan ku heynta degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

JUL 27, 2025

 Axad, Luulyo 27, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka Al-shabaab ay gudaha u ...

Warkii oo dhan »
Dagaal Markale Ka Bilaabmay Balad-Xaawo oo Saameeyay Guryaha Dadka Rayidka ah

Dagaal Markale Ka Bilaabmay Balad-Xaawo oo Saameeyay Guryaha Dadka Rayidka ah

JUL 27, 2025

 Axad, Luulyo 27, 2025 (HOL) - Dagaallo cusub ayaa dib uga qarxay magaalada Balad-Xaawo, taasoo ka tirsan gobolka Gedo ee Maamulka Jubaland, Wara...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo beenisay wadahadalka Mareykanka iyo Al-Shabaab

Dowladda Soomaaliya oo beenisay wadahadalka Mareykanka iyo Al-Shabaab

JUL 27, 2025

 Axad, Luulyo 27, 2025 (HOL) - Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar, ayaa si cad u been...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Addis Ababa si uu uga qeyb galo Shirweynaha 2-aad ee Ilaalinta Cunnada Adduunka

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Addis Ababa si uu uga qeyb galo Shirweynaha 2-aad ee Ilaalinta Cunnada Adduunka

JUL 27, 2025

 Axad, Luulyo 27, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saakay gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, s...

Warkii oo dhan »
Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo Kulan Istiraatiiji ah Ku Yeeshay Djibouti

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo Kulan Istiraatiiji ah Ku Yeeshay Djibouti

JUL 27, 2025

 Axad, Luulyo 27, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan rasmi ah la yeeshay Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cum...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan

JUL 27, 2025

Axad, Luulyo 27, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab aroornimadii hore ee saakay ku qaadeen deeg...

Warkii oo dhan »
Golaha Cuqaasha reer Maakhir oo wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya ugu baaqay inuu dhex dhexaad ka noqdo dhismaha maamulka SSC Khaatumo

Golaha Cuqaasha reer Maakhir oo wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya ugu baaqay inuu dhex dhexaad ka noqdo dhismaha maamulka SSC Khaatumo

JUL 27, 2025

Axad, Luulyo 27, 2025 (HOL) - Golaha Cuqaasha reer Maakhir ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa soo saaray war-murtiyeed ka tarjumaya mowqifkooda ku...

Warkii oo dhan »
Hindiya oo Gargaar Bini’aadantinimo usoo Dirtay Soomaaliya

Hindiya oo Gargaar Bini’aadantinimo usoo Dirtay Soomaaliya

JUL 27, 2025

 Axad, Luulyo 27, 2025 (HOL) - Dowladda Hindiya ayaa Soomaaliya usoo dirtay gargaar bini’aadantinimo oo dhan 10 tan, si ay taageero ugu muujiso...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Ilhaan Omar oo Mareykanka ugu baaqday inuu ka tanaasulo hubka Nukliyeerka

Xildhibaan Ilhaan Omar oo Mareykanka ugu baaqday inuu ka tanaasulo hubka Nukliyeerka

JUL 26, 2025

 Sabti, Luulyo 26, 2025 (HOL) - Xildhibaan Ilhaan Omar oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga (D-MN) ayaa dalbatay in Mareykanku ka tanaasulo dhammaan...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Gaaray Jabuuti si uu ula Kulmo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Gaaray Jabuuti si uu ula Kulmo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

JUL 26, 2025

 Sabti, Luulyo 26, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tegay caasimadda dalka Jabuuti, ...

Warkii oo dhan »