Wararka Maanta
Dowladda Fedaraalka oo si kulul uga hadashay dagaalkii maanta ka dhacay Baladxaawo
Jimco, Luulyo 25, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Baladxaawo ee gobol...
Warkii oo dhan »Puntland oo xaqiijisay inay gacanta ku dhigtay madaxii maaliyadda iyo xiriirka caalamiga ah ee Daacishta Soomaaliya
Jimco, Luulyo 25, 2025 (HOL) - Ciidamada amniga Puntland oo kaashanaya saaxiibadooda Mareykanka ayaa howlgallo qorshaysan ku qabtay sarkaal sare...
Warkii oo dhan »Puntland oo gacanta kusoo dhigtay askari magaalada Garowe ku dilay 4 qof
Jimco, Luulyo 25, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliska Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay askari eedeysane ah oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Maxamed Cali, k...
Warkii oo dhan »Dagaal culus oo goordhaw dib uga qarxay magaalada Baladxaawo
Jimco, Luulyo 25, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi uu dib uga qarxay dagaal ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Turkiga oo magaalada Istanbul ku kala saxiixday heshiisa muhiim ah
Jimco, Luulyo 25, 2025 (HOL) - Dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya ayaa Shalay oo Khamiis aheyd magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ku kala saxiixd...
Warkii oo dhan »Cudurrada Faafa oo Ku soo Batay Soomaaliya sababo la xiriira hoos u dhaca gargaarka
Jimco, Luulyo 25, 2025 (HOL) - Tirada kiisaska shan cudur oo faafa ah ayaa laban laab ka noqday gudaha Soomaaliya tan iyo bartamihii Abriil, kad...
Warkii oo dhan »Dagaal culus oo ka socda deegaanka Sabiid iyo Caanoole
Jimco, Luulyo 25, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in deegaanka Sabiid iyo Caanoole inuu ka socdo dagaal...
Warkii oo dhan »Taiwan iyo Somaliland oo kala saxeexday heshiis la xidhiidha ilaalinta badda iyo kobcinta dhaqaalaha buluugga ah
Khamiis, Luulyo 24, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan (Baka...
Warkii oo dhan »Ra’iisul Wasaare Hore Cumar Cabdirashiid oo Puntland ugu baaqay in si degdeg ah loo sii daayo Markabka Hubka siday
Khamiis, Luulyo 24, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ugu baaqay maamulka Puntland i...
Warkii oo dhan »Dooxa Oo Martigelinaysa Shir heer Wasiirro oo looga hadli doono arrimaha Soomaaliya
Khamiis, Luulyo 24, 2025 (HOL) - Magaalada Dooxa ee dalka Qatar ayaa Axadda soo socota martigelin doonta shirka heer wasiir ee kooxda xiriirka e...
Warkii oo dhan »