Wararka Maanta
Baraha bulshada oo si adag looga dhaleeceeyay siyaasadda Militariga ee Trump ee Soomaaliya
Khamiis, Luulyo 24, 2025 (HOL) - Baraha bulshada, gaar ahaan madalaha sida X (hore Twitter), ayaa si xooggan looga dhaleeceeyay siyaasadda madax...
Warkii oo dhan »Askari katirsan ciidanka Puntland oo Garowe ku dilay Labo ka mid ah shaqaalaha Dowladda Hoose ee Garowe
Khamiis, Luulyo 24, 2025 (HOL) - Ugu yaraan labo qof oo ka mid ahaa shaqaalaha ilaalada canshuuraha ee Dowladda Hoose ee Garowe ayaa lagu dilay ...
Warkii oo dhan »Puntland oo sheegtay in xarunta Turkeysom iyo ganacsato Soomaaliyeed ay sheegteen hubka saaran markabka Sea World
Khamiis, Luulyo 24, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in xarunta tababarada ciidamada ee Turkeysom iyo ganacsato Soomaaliyeed oo ku sugan Muqd...
Warkii oo dhan »Garsoore Soomaaliyeed oo loo xushay Koobka Adduunka ee FIFA U-20 2025
Khamiis, Luulyo 24, 2025 (HOL) - Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Omar Abdulkadir Artan, ayaa loo doortay inuu ka mid noqdo 18-ka garsoo...
Warkii oo dhan »Qatar iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageeridda mashaariicda horumarineed
Khamiis, Luulyo 24, 2025 (HOL) - Waxaa magaalada Dooxa ku kulmay Marwo Maryam bint Cali bin Naasir Al-Musnad, Wasiiru dowlaha Iskaashiga Caalami...
Warkii oo dhan »Howlgal lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo laga fuliyay gobolka Mudug
Khamiis, Luulyo 24, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo Shalay galinkii dambe ciidanka difaaca deegaanka ka fuliye...
Warkii oo dhan »Dagaal khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Hiiraan
Arbaco, Luulyo 23, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo galabta ka dhacay deegaan u dhaw degmada Maxaas ee gobolka H...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horraysay ka hadashay markabkii hubka siday ee lagu qabtay xeebaha Puntland
Arbaco, Luulyo 23, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya maamulka Puntland ku eedeysay afduub iyo xad-gudub lagula kacay sida ay sheegtay markabka SE...
Warkii oo dhan »Mareykanka oo sheegay inuusan taageersaneyn qorshaha Itoobiya ay ku dooneyso in ay ku hantido dekedda Eritrea
Arbaco, Luulyo 23, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa si cad u sheegtay inaysan taageersaneyn qorshaha Itoobiya ay ku dooneyso in ay ku hantido dek...
Warkii oo dhan »Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo
Arbaco, Luulyo 23, 2025 (HOL) - Waxaa saakay xaalad deganaasho ah oo aan caga badan ku taagneyn laga dareemaya gidaha magaalada Baladxaawo ee go...
Warkii oo dhan »