Wararka Maanta

Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horraysay ka hadashay markabkii hubka siday ee lagu qabtay xeebaha Puntland

Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horraysay ka hadashay markabkii hubka siday ee lagu qabtay xeebaha Puntland

JUL 23, 2025

 Arbaco, Luulyo 23, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya maamulka Puntland ku eedeysay afduub iyo xad-gudub lagula kacay sida ay sheegtay markabka SE...

Warkii oo dhan »
Mareykanka oo sheegay inuusan taageersaneyn qorshaha Itoobiya ay ku dooneyso in ay ku hantido dekedda Eritrea

Mareykanka oo sheegay inuusan taageersaneyn qorshaha Itoobiya ay ku dooneyso in ay ku hantido dekedda Eritrea

JUL 23, 2025

Arbaco, Luulyo 23, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa si cad u sheegtay inaysan taageersaneyn qorshaha Itoobiya ay ku dooneyso in ay ku hantido dek...

Warkii oo dhan »
Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo

JUL 23, 2025

 Arbaco, Luulyo 23, 2025 (HOL) - Waxaa saakay xaalad deganaasho ah oo aan caga badan ku taagneyn laga dareemaya gidaha magaalada Baladxaawo ee go...

Warkii oo dhan »
Nin Xaaskiisa Si Xun Ugu Jirdilay magaalada Muqdisho Oo Laga soo Qabtay Degmada Deyniile

Nin Xaaskiisa Si Xun Ugu Jirdilay magaalada Muqdisho Oo Laga soo Qabtay Degmada Deyniile

JUL 23, 2025

 Arbaco, Luulyo 23, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Deyniile ee gobolka Banaadir, ayaa soo xiray eedey...

Warkii oo dhan »
Safiirka Soomaaliya Ee Masar Oo Ka Qayb Galay Kulan Degdeg Ah Oo Looga Hadlayay Go'doominta Gaza

Safiirka Soomaaliya Ee Masar Oo Ka Qayb Galay Kulan Degdeg Ah Oo Looga Hadlayay Go'doominta Gaza

JUL 23, 2025

 Arbaco, Luulyo 23, 2025 (HOL) - Danjire Cali Cabdi Awaare, Safiirka Soomaaliya ee dalka Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya ...

Warkii oo dhan »
Iskaashi Cusub oo Dhexmaray Soomaaliya iyo Switzerland si loo Horumariyo Adeegyada Socdaalka iyo Amniga Xuduudaha

Iskaashi Cusub oo Dhexmaray Soomaaliya iyo Switzerland si loo Horumariyo Adeegyada Socdaalka iyo Amniga Xuduudaha

JUL 23, 2025

 Arbaco, Luulyo 23, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya iyo dowladda Switzerland ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo cusub, kaas oo lagu horumar...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay dagaal culus oo maanta ka dhacay Baladxaawo

Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay dagaal culus oo maanta ka dhacay Baladxaawo

JUL 22, 2025

 Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) - Wasaaradda amniga gudaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay dagaal geystay k...

Warkii oo dhan »
Jubbaland oo ku dhawaaqday iney si buuxdo ula wareegtay magaalada Baladxaawo

Jubbaland oo ku dhawaaqday iney si buuxdo ula wareegtay magaalada Baladxaawo

JUL 22, 2025

 Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) - Maamulka Jubbaland ayaa goordhaw ku dhawaaqay in ciidamada Jubbaland ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Soomaaliya oo ka dhiidhisay taageerada ay xildhibaanno shisheeye u muujinayaan Somaliland

Xukuumadda Soomaaliya oo ka dhiidhisay taageerada ay xildhibaanno shisheeye u muujinayaan Somaliland

JUL 22, 2025

 Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay walaaca laga qabo midnimada dalka, isagoo eede...

Warkii oo dhan »
Puntland oo ku eedeysay Dowladda Federaalka inay duullaan ku qaadday degmada Baladxaawo

Puntland oo ku eedeysay Dowladda Federaalka inay duullaan ku qaadday degmada Baladxaawo

JUL 22, 2025

 Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) - Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Puntland, Cabdifataax Cabdi Nuur Maxamed, ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soo...

Warkii oo dhan »