Wararka Maanta
Puntland oo sheegtay in markab kale oo laga cabsi qabo inuu Hub sido uu ku sugan yahay meel u dhow xeebaha Bareedo
Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in markab kale oo wata calanka dalka Comoros uu haatan ku sugan yahay meel qiyaastii 15 m...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Ereteriya oo Digniin Adag u Diray Itoobiya xili laga cabsi qabo in dagaal uu ka dhex qarxo labada dal
Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dalka Ereteriya, Isaias Afwerki, ayaa si kulul ugaga digay Itoobiya in ay mar kale isku daydo in ay...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Ciidamada Jubbaland oo Xukun Ku Riday 4 Haween ah oo Lagu Eedeeyay Basaasnimo
Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Jubbaland ayaa xukun ka soo saartay dacwad ciqaabeed oo...
Warkii oo dhan »Hoggoomiye Cali Jeyte oo sharaxaad ka bixiyay sababta uu u tagay magaalada Jigjiga
Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) - U qeybsanaha xafiiska Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya ee arrimaha ciidanka difaaca deegaanka ee loo ...
Warkii oo dhan »Alshabaab oo saddex askari oo Kenyan ah ku dilay qarax ka dhacay Lamu
Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) - Ciidamada difaaca Kenya ayaa xaqiijiyay in saddex askari oo ka tirsan KDF lagu dilay, tiro kalena lagu dhaawacay...
Warkii oo dhan »Laba wiil oo dhallinyaro ah oo lagu dilay magaalada Hargeysa
Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) - Nin baastoolad ku hubaysan ayaa fiidnimadii Axaddii laba wiil oo dhallinyaro ah ku toogtay suuqa Hargeysa. Ilaa ...
Warkii oo dhan »Puntland oo war rasmi ah kasoo saartay markabkii hubka siday ee lagu qabtay xeebaha Gobolka Bari
Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in markab hub siday oo lagu magacaabo SEA WORLD uu si sharci-darro ah ugu sugnaa biyaha xee...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay howlgaladii ugu dambeeyay ee dhacay
Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) - Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Macalin ayaa faahfaahin dheera...
Warkii oo dhan »NISA oo Digniin Adag kasoo saartay Bixinta Baadda ay Al shabaab ugu yeeraan Zakawaadka
Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa maanta soo saartay digniin adag oo ku socota ganacsatada iyo d...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay wefti ka socda Golaha Sare ee Dhaqaalaha Carabta iyo Afrika
Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti ka socda Go...
Warkii oo dhan »