Wararka Maanta
Puntland: Guddoomiyihii degmada Gaalkacyo oo laga keenay mooshin xil ka qaadis ah
Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) - Mooshinnada xilka looga qaadayo guddoomiyeyaasha degmooyinka Puntland ee kusoo baxay nidaamka qof iyo cod ayaa gaaray go...
Warkii oo dhan »Dowladda DRC Congo iyo Jabhadda M23 oo Heshiis Taariikhi ah Ku Gaadhay Qatar
Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) - Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) iyo jabhadda M23 ayaa heshiis hordhac ah ku kala saxeexday magaalada ...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo diiday in Itoobiya ay ka qeyb gasho tababar militery oo ka dhacay xeebaha Soomaaliya
Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) - Wasaaradda Gaashandhiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa diiday in Ciidamada Itoobiya ay qeyb ka noqday dhoolatus tababar m...
Warkii oo dhan »Daacish oo noqotay bartilmaameedka ugu weyn ee weerarrada Maraykanka
Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) - Ciidamada Mareykanka ayaa tan iyo bilowgii sanadkan 2025 ilaa bartamihii bisha Luulyo fuliyay 51 duqeyn cirka ah g...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo Soo Dhawaysay Heshiiska Dhexmaray Dowladda DRC iyo falaagada M23
Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya, oo ah xubin aan joogto ahayn ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa si rasmi ah u s...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Samatabixinta oo maanta markale kulmaya
Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) - Waxaa maanta oo Axad ah markale lagu wadaa in madaxtooyada Soomaaliya kulan ku wada yeeshaan madaxweynaha dowlada Federa...
Warkii oo dhan »Somaliland oo khalad ku tilmaantay xayiraadda hubka ee laga qaaday Soomaaliya kadib markab hub sida oo ay Puntland qabatay
Axad, Luulyo 20, 2025 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay in go’aankii ay Qaramada Midoobay xayiraadda hubka kaga qaaday Soomaaliya uu ahaa mid k...
Warkii oo dhan »Puntland oo sheegtay cunaqabataynta hubka ee laga qaaday Soomaaliya in ahayd khatar weyn oo loo bareeray
Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) - Puntland ayaa khatar weyn ku tilmaamay qaadista cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya, iyadoo sheegtay inay a...
Warkii oo dhan »Raysal Wasaare Xamse oo maanta kulan la qaatay Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya
Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku...
Warkii oo dhan »Israa'iil oo weeraro cirka ka ah ku dishay ugu yaraan 90 rayid Falastiiniyiin ah hal maalin gudaheed
Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) - Duqeymo xooggan oo ay maanta Israa’iil ka geysatay Marinka Qasa ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 90 qof oo Fa...
Warkii oo dhan »