Wararka Maanta

Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday Xarunta Teknolojiyadda Drones-ka ee Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday Xarunta Teknolojiyadda Drones-ka ee Turkiga

JUL 18, 2025

 Jimco, Luulyo 18, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Tekno...

Warkii oo dhan »
Dowladda Ingiriiska oo xero ciidan ku wareejisay dowladda Fedaraalka Soomaaliya

Dowladda Ingiriiska oo xero ciidan ku wareejisay dowladda Fedaraalka Soomaaliya

JUL 18, 2025

 Jimco, Luulyo 18, 2025 (HOL) - Danjiraha cusub ee dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Charles Nicholas King ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Wasiir...

Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidanka Difaaca Rwanda oo Ka Qaybgalaya Shir Caalami ah oo ka Socda Muqdisho

Taliyaha Ciidanka Difaaca Rwanda oo Ka Qaybgalaya Shir Caalami ah oo ka Socda Muqdisho

JUL 18, 2025

 Jimco, Luulyo 18, 2025 (HOL) - Taliyaha guud ee Ciidamada Difaaca dalka Rwanda, Jenaraal Mubarakh Muganga, ayaa u soo gaaray magaalada Muqdisho ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday iney garab taagan tahay shacabka iyo dowladda Suuriya

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday iney garab taagan tahay shacabka iyo dowladda Suuriya

JUL 18, 2025

 Jimco, Luulyo 18, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay iney si buuxdo u garab taagan tahay shacabka iyo dowladda Suuriya, ...

Warkii oo dhan »
Taliyaha Asluubta “Al-Shabaab waxay Damacsan yihiin in ay weerar kusoo qaadaan Xabsiga Dhexe, Laakiin Waa Diyaar Garownay”

Taliyaha Asluubta “Al-Shabaab waxay Damacsan yihiin in ay weerar kusoo qaadaan Xabsiga Dhexe, Laakiin Waa Diyaar Garownay”

JUL 18, 2025

 Jimco, Luulyo 18, 2025 (HOL) - Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa shaaca ka qaaday inay hayaa...

Warkii oo dhan »
Muungaab oo Guddiga Doorashooyinka u balan qaaday diyaarinta goobaha codbixinta Gobolka Banaadir

Muungaab oo Guddiga Doorashooyinka u balan qaaday diyaarinta goobaha codbixinta Gobolka Banaadir

JUL 17, 2025

Khamiis, Luulyo 17, 2025 - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xarunta Dowladda H...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo ka dhacay duuleedka Ceelbuur

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo ka dhacay duuleedka Ceelbuur

JUL 17, 2025

 Khamiis, Luulyo 17, 2025 - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo saakay ka dhacay deegaanka Meersiis...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Omar Fateh oo iskusoo taagay Duqa Minneapolis

Xildhibaan Omar Fateh oo iskusoo taagay Duqa Minneapolis

JUL 17, 2025

Khamiis, Luulyo 17, 2025 - Senatarka Gobolka Minnesota, Omar Fateh, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u tartamayo xilka Duqa Magaalada Minneapolis, ...

Warkii oo dhan »
Ku dhawaad 10 ruux oo ku geeriyootay dagaal beeleed maanta ka dhacay Galgaduud

Ku dhawaad 10 ruux oo ku geeriyootay dagaal beeleed maanta ka dhacay Galgaduud

JUL 17, 2025

Khamiis, Luulyo 17, 2025 - Inta la xaqiijiyay ilaa 6 ruux ayaa ku geeriyootay dagaal beeleed waabarigii hore ee maanta ka dhacay deegaanka Meersiis oo...

Warkii oo dhan »
Ra’iisul Wasaare Xamsa: "Gurmad deg deg ah ha lala gaaro dadka abaartu ku dhufatay Awdal

Ra’iisul Wasaare Xamsa: "Gurmad deg deg ah ha lala gaaro dadka abaartu ku dhufatay Awdal

JUL 17, 2025

Khamiis, Luulyo 17, 2025 - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa amar deg deg ah ku bixiyay in si dhaqso leh gurmad loogu fidiyo da...

Warkii oo dhan »