Wararka Maanta
Soomaaliya iyo Itoobiya oo Addis Ababa ku yeeshay Shirka Dib u eegista Iskaashiga Labada Dal
Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) - Waxaa si rasmi ah magaalada Addis Ababa uga furmay shir dib-u-eegis dhexe ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiy...
Warkii oo dhan »Markab hub siday oo lagu qabtay xeebaha Puntland oo lagu wado in uu ku xirto dekedda Boosaaso
Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) - Markab xamuul ah oo siday hub iyo gaadiid ciidan oo shalay lagu qabtay xeebaha Puntland, ayaa la filayaa inuu kusoo xir...
Warkii oo dhan »Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Muqdisho ka Furay Maalinta Shanaad ee Shirka 34-aad ee Hay’adaha Sare ee EASF
Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ahna Guddoomiyaha sannadlaha ah ee Wasii...
Warkii oo dhan »Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Ka Gaabsaday Su’aal La Xiriirta Markabka Sea World ee lagu qabtay degaanada Puntland
Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka gaabsaday inuu ka jawaabo su’aal laga wey...
Warkii oo dhan »Puntland oo ku baaqday in albaabda la isugu dhufto shirka ka socda maagaalada Laascaanood
Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa si kulul u cambaareeyay shirka ka socda m...
Warkii oo dhan »Suuriya iyo Israa’iil oo gaadhay heshiis xabbad-joojin ah oo uu Maraykanku fududeeyay
Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) - Suuriya iyo Israa’iil ayaa ku heshiiyay xabbad-joojin uu dhexdhexaadiyay Mareykanku, sida uu sheegay Danjiraha Mareyk...
Warkii oo dhan »Kumaandooska Danab oo howlgal lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ka fuliyay Jubbada Hoose
Sabti, Luulyo 19, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa howlga...
Warkii oo dhan »Puntland oo qabatay markab hub siday oo marayay xeebaha Gobolka Bari
Jimco, Luulyo 18, 2025 (HOL) - Markab xamuul oo sida hub iyo gaadiid gaashaaman ayaa lagu qabtay xeebta degmada Bareeda ee gobolka Gardafuu, sid...
Warkii oo dhan »Xubin Ka Tirsan Kooxda Al shabaab oo Isku Soo Dhiibay Ciidanka Amniga ee Jubbaland
Jimco, Luulyo 18, 2025 (HOL) - Laamaha amaanka Degmada Afmadow ayaa soo bandhigay Xuseen Abuukar Maxamed, oo isku soo dhiibay laamaha amniga Jub...
Warkii oo dhan »Dagaal cusub oo laga cabsi qabo in uu ka qarxo gobolka Tigray ee Itoobiya iyo doorka Eriteriya
Jimco, Luulyo 18, 2025 (HOL) - Xiisadda ka aloosan waqooyiga Itoobiya ayaa mar kale cirka isku shareertay, wax ka yar saddex sano kaddib heshiis...
Warkii oo dhan »