Wararka Maanta

Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo Ka Cabanaya Dhul Boob iyo Barakicin Lagu Hayo

Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo Ka Cabanaya Dhul Boob iyo Barakicin Lagu Hayo

JUL 17, 2025

Khamiis, Luulyo 17, 2025 - Ganacsatada ku sugan qeybta Bagaashka ee Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa si adag uga cabanaya dhul boob iyo barakicin ay sheeg...

Warkii oo dhan »
Puntland oo sheegtay in aysan aqoonsanayn maamulka SSC-Khaatumo

Puntland oo sheegtay in aysan aqoonsanayn maamulka SSC-Khaatumo

JUL 17, 2025

 Khamiis, Luulyo 17, 2025 - Puntland ayaa si cad u sheegtay in aysan aqoonsanayn maamulka SSC-Khaatumo, iyadoo sheegtay in aysan jirin sharci ay ...

Warkii oo dhan »
Israa'iil oo duqaymo culculus oo cirka ah ku qaaday caasimada dalka Suuriya

Israa'iil oo duqaymo culculus oo cirka ah ku qaaday caasimada dalka Suuriya

JUL 17, 2025

 Khamiis, Luulyo 17, 2025 - Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa Arbacadii duqeymo xooggan ka geystay caasimadda Suuriya ee Dimishiq, iyadoo ...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo si rasmi ah gogol nabadeed u dhigay magaalada Ceerigaabo

Madaxweynaha Somaliland oo si rasmi ah gogol nabadeed u dhigay magaalada Ceerigaabo

JUL 16, 2025

Arbaco, Luulyo 16, 2025 - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa digreeto rasmi ah ku soo saaray gogol nabadeed oo uu u...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Ingiriiska oo ka wada hadlay iskaashiga amaanka iyo dardargelinta dagaalka Al-shabaab

Soomaaliya iyo Ingiriiska oo ka wada hadlay iskaashiga amaanka iyo dardargelinta dagaalka Al-shabaab

JUL 16, 2025

Arbaco, Luulyo 16, 2025 - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa magaalada...

Warkii oo dhan »
Maraykanka oo Magacaabay 3 nin oo ka shaqeeya fududaynta howgallada ISIS ee Arika

Maraykanka oo Magacaabay 3 nin oo ka shaqeeya fududaynta howgallada ISIS ee Arika

JUL 16, 2025

Arbaco, Luulyo 16, 2025 -  Xarunta La-dagaalanka Maalgelinta Argagixisada (TFTC) ayaa ku dhawaaqday liiska magacyada saddex qof oo fududeeya howl...

Warkii oo dhan »
Dhaqdhaaqyo ciidan oo ka bilaawday deegaano hoostaga degmada Jalalaqsi

Dhaqdhaaqyo ciidan oo ka bilaawday deegaano hoostaga degmada Jalalaqsi

JUL 16, 2025

Arbaco, Luulyo 16, 2025 - Dhaqdhaaqyo ciidan oo kala duwan ayaa ka bilawday saacadahii lasoo dhaafay deegaanada u dhaxeeya xadka ay wadaagaan gobolada...

Warkii oo dhan »
Itoobiya: 82 Xubnood oo ISIS ah oo Gacanta Lagu Dhigay

Itoobiya: 82 Xubnood oo ISIS ah oo Gacanta Lagu Dhigay

JUL 16, 2025

Arbaco, Luulyo 16, 2025 - Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka Itoobiya (NISS) ayaa shaacisay in la qabtay 82 xubnood oo ka tirsan kooxda argagixis...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo ugu baaqday Madaxweynaha Puntland inuu joojiyo hurinta colaada Degmada Dahar

Dowladda Soomaaliya oo ugu baaqday Madaxweynaha Puntland inuu joojiyo hurinta colaada Degmada Dahar

JUL 16, 2025

Arbaco, Luulyo 16, 2025 - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku boorrisay Madaxweynaha Puntland inuu joojiyo tallaabooyinka sii hurinaya colaadda, is...

Warkii oo dhan »
Ku dhawaad 15 askari oo katirsan ciidanka Puntland ah oo geeriyooday dagaal ay Daacish kula galeen Calmiskaad

Ku dhawaad 15 askari oo katirsan ciidanka Puntland ah oo geeriyooday dagaal ay Daacish kula galeen Calmiskaad

JUL 16, 2025

Arbaco, Luulyo 16, 2025 - Dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish ayaa shalay ka dhacay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, ...

Warkii oo dhan »