Wararka Maanta
Dowladda Soomaaliya oo Hay'adda UNDP kala hadashay Kobac Dhaqaale oo waara
Isniin, Juun 30, 2025 (HOL) - Wasiir dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah, Xildhibaan Maxamed Yuusuf Xasan, ayaa kulan he...
Warkii oo dhan »Al-shabaab oo weerar madaafiic ah ku qaaday deegaanka Barujeed ee duuleedka Baydhabo
Isniin, Juun 30, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab weerar madaafiic ah ay ku qaadeen Saldhig...
Warkii oo dhan »Hay'adda Socdaalka Soomaaliya oo qalab sheegaya kuwa dambiyada kasoo galay Caalamka ku rakibtay Garoonka Aadan Cade
Isniin, Juun 30, 2025 (HOL) - Hay'adda Socdaalka Soomaaliya ayaa hirgalisay nidaam cusub oo loo yaqaan PISCES, kaas oo ah hanaan casri ah oo wax...
Warkii oo dhan »Kenya oo ku celisay inay aqoonsan tahay madax bannaanida iyo midnimada Soomaaliya
Isniin, Juun 30, 2025 (HOL) - Wasiirka Caafimaadka ee Kenya, Aaden Barre Ducaale, ayaa Sabtidii, 28-ka Juun 2025, mar kale ku celiyay in Kenya a...
Warkii oo dhan »Trump – Shakhsiyad jecel faanka, in la buunbuuniyo iyo in la mahadiyo, aadna u neceb dhaliisha
Isniin, Juun 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa lagu tilmaamaa hoggaamiyaha ugu faanka badan, ugu amaanta jecel, iyo k...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta dhagax dhigay garoon diyaaradeed casri ah oo lagu magacaabo New Muqdisho
Axad, Juun 29, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay garoon diyaaradeed cusub...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Dekedaha Soomaaliya oo Saxiixday Heshiis Caalami ah oo Lagu Xoojinayo Iskaashiga Dhaqaale ee Afrika iyo Türkiye
Axad, Juun 29, 2025 (HOL) - Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta waxa ay Saxiixday Heshiis Caalami ah oo...
Warkii oo dhan »Al-shabaab oo shan ruux ku toogatay fagaare ku yaala degmada Ceelbuur
Axad, Juun 29, 2025 (HOL) - kooxda Al-shabaab ayaa fagaare ku yaala degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ku toogtay ilaa shan nin oo dhallinyar...
Warkii oo dhan »Guddiga Taakulada ciidanka Puntland oo lagu eedeeyay inay ku tagri faleen dhaqaalihii ciidanka Calmiskaad ka dagaalamaya
Axad, Juun 29, 2025 (HOL) - Guddiga Taakulaynta Ciidamada Puntland ayaa lagu eedeeyay inay ku tafri faleen dhaqaalihii loogu talo galay da...
Warkii oo dhan »Kaftan xiiso leh oo dhexmaray Trump iyo gabadh wariye Afrikan ah "Waxad tahay qof qurux badan"
Axad, Juun 29, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa aad ula dhacay amaan ay usoo jeedisay gabadh wariye Afrikan ah oo ku boga...
Warkii oo dhan »