Wararka Maanta
Qalbi Dhagax oo loo doortay Guddoomiyaha Garab kamid ah ONLF, iyo Garab kale oo diiday doorashadiisa
Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) - Cabdikariin Sheekh Muuse Qalb Dhahagax ayaa magaalada Jigjiga loogu doortay Guddoomiyaha Jabhadda Xoraynta Ogaad...
Warkii oo dhan »Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo howlgal qorsheysan ku dilay ku dhawaad 10 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab
Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Macawiisleyda gobolka Hiiraan...
Warkii oo dhan »Mareykanka oo Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ku ammaanay dadaalada ay ugu jiraan Dagaalka Argagixisada
Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa bogaadisay dadaallada ay dadka Soomaaliyeed iyo Dowladood ay ugu jiraan la dagaallanka ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Deni oo ku eedeeyay siyaasiyiinta mucaaradka inay ciidamo ka qoranayan gudaha Puntland
Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in ay siyaasiyiin ku howlan inay ...
Warkii oo dhan »Dab xoogan oo si degdeg ah u fidaya oo ka kacay buuraleyda gobolka Sanaag
Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) - Dab aad u xoogan ayaa ka kacay kaymaha buuraleyda gobolka Sanaag. Dabka oo si degdeg ah u fidaya ayaa sababay dh...
Warkii oo dhan »Qatar oo sheegtay in uu dalkeeda soo booqday Madaxweynaha Somaliland oo ah gobol kamid ah Soomaaliya
Isniin, Juun 30, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheikh Maxamed bin Cabdiraxmaan Al-Thani ayaa maanta xaf...
Warkii oo dhan »50 ka mid ah dagaalamayaasha Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Jubbada Hoose
Isniin, Juun 30, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalo ka dhan ahaa kooxda Al-shabaab oo sadaxdii maalmood ee lasoo dhaafay ...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in dowladda Qatar ka wadahadleen iskaashiga dhaqaalaha iyo tamarta
Isniin, Juun 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha ah...
Warkii oo dhan »Puntland oo sheegtay inay sanad kaste $150 Milyan ku weydo jarriifka lagu hayo xeebaha degaanadeeda
Isniin, Juun 30, 2025 (HOL) - Wasiirka Kalluumaysiga iyo Kheyraadka badda ee Dowlad Goboleedka Puntland, Cabdirisaaq Cabdullaahi Xagaa ayaa maan...
Warkii oo dhan »Ciidamada Puntland oo maanta buuraha Calmiskaad ka bilaabay howlgallo ka dhan ah Daacish
Isniin, Juun 30, 2025 (HOL) - Ciidamada Difaaca Puntland ayaa saaka qaaday howlgallo milatari oo qorsheysan, kuwaas oo lagu bartilmaameedsaday g...
Warkii oo dhan »