Wararka Maanta
Dowladda Masar oo walaac ka muujisay caqabada amni ee wali ka jira Soomaaliya
Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka dalka Masar Dr. Badr Abdel Aty, ayaa maanta oo Khamiis ah ka qeyb galay ...
Warkii oo dhan »Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo laga bilaabay qaadasha Kaarka Diiwangelinta Doorashada
Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) - Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug Cabdicasiis Laftagareen iyo Axmed Qoor qoor ayaa maa...
Warkii oo dhan »Shirka Madaxda Dowladda iyo Mucaaradka oo ka furmay Villa Soomaaliya
Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) - Waxaa maanta xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya dib uga furmay wadahadal u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya X...
Warkii oo dhan »Maleeshiyaad hubeysan oo dad shacab ah dil iyo dhaawac ugu geystay Suuq ku yaala degmada Qoryooleey
Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan rasaa...
Warkii oo dhan »Mareykanka oo joojiyay qandaraas $850,000 ah oo Soomaaliya laga fulin lahaa
Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa afar maalmood gudahood joojisay 256 qandaraas oo lagu sheegay inay ahaayeen kuwo a...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo Uganda uga tacsiyadeesay dadkii uga dhintay Diyaarad kusoo dhacday Garoonka Muqdisho
Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay dowladda iyo shacabka Uganda, kadib shilkii naxdinta lahaa...
Warkii oo dhan »Guddoomiye Muuse Salaad "Ma jirto cabsi Al-shabaab looga qabo iney la wareegaan deegaan ka tirsan gobolka Hiiraan"
Arbaco, Luulyo 2, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye ayaa si adag u beeniyay wararka sheegaya in kooxda Al-...
Warkii oo dhan »Markabkii Sahminta Shidaal ka sameeyay Soomaaliya oo gaaray dalka Turkiga
Arbaco, Luulyo 2, 2025 (HOL) - Markabka Oruc Reis oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa ku guuleystay in uu dib ugu laabto dalka Turkiga, kadib ma...
Warkii oo dhan »AUSSOM oo war kasoo saartay diyaarad ay lahaayeen oo ku burburtay Garoonka Muqdisho
Arbaco, Luulyo 2, 2025 (HOL) - Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya AUSSOM ayaa war kasoo saaray Diyaarad taabacsan Howlgalka ayna lahaayeen c...
Warkii oo dhan »Howlgal khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab oo ka dhacay xadka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Arbaco, Luulyo 2, 2025 (HOL) - Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo kaashanaya kuwa dada deegaan...
Warkii oo dhan »