Wararka Maanta
Puntland oo Beenisay in Dowladda Federaalka ay gacanta ku hayso dhaqaalaha waddada Xarfo–Gaalkacyo
Jimco, Luulyo 4, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u beeniyay wararka sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay gacanta ku hay...
Warkii oo dhan »Ruushka oo noqday dalkii ugu horeeyay ee aqoonsada maamulka Taliban ee dalka Afgaanistaan
Jimco, Luulyo 4, 2025 (HOL) - Dowladda Ruushka ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee aqoonsada maamulka Taliban ee Afgaanistaan tan iyo mark...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay heshiis caalami ah oo lagu horumarinayo isku xirka Gaadiidka iyo Dekedaha
Jimco, Luulyo 4, 2025 (HOL) - Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in Golaha W...
Warkii oo dhan »Shirka Midowga Afrika oo Lagu Falanqeeyay Mustaqbalka AUSSOM iyo Amniga Soomaaliya
Jimco, Luulyo 4, 2025 (HOL) - Dowladda Uganda ayaa shir-guddoomisay kal-fadhiga 1287-aad ee Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (PSC),...
Warkii oo dhan »Horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab iyo ilaaladoodii oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe
Jimco, Luulyo 4, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo ciidanka Macawiisleeyda gobolka Shabeellaha Dhexe ka fu...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiirada Soomaaliya oo meel mariyay guddiga xuquuqul insaanka
Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) - Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay sagaal musharax ...
Warkii oo dhan »Somaliland: Laba Qof oo Lagu Dilay Ismaan-dhaaf Ka Dhashay Dhul Macdan Laga Qodayey
Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) - Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa toogasho ku dilay laba qof oo rayid ah kadib ismaan-dhaaf ka dhashay goob ma...
Warkii oo dhan »Dhallinyaro Soomaali ah oo ku nool dalka Jarmalka oo la ogaaday in ay huriyaan colaadaha Soomaaliya – DW
Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) - Sida lagu ogaaday baadhitaan ay si wadajir ah u fuliyeen warbaahinta Jarmalka ee DW iyo ARD, Ayuub Cabdirisaaq (...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse oo maanta Tababar u soo xiray saraakiil iyo cutubyo ka tirsan ciidanka Gorgor
Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta tababar u soo xiray saraakiil, s...
Warkii oo dhan »Dowladda Masar oo walaac ka muujisay caqabada amni ee wali ka jira Soomaaliya
Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka dalka Masar Dr. Badr Abdel Aty, ayaa maanta oo Khamiis ah ka qeyb galay ...
Warkii oo dhan »