Wararka Maanta
Dagaal culus oo ka socda deegaanka Ceel qooxle oo ka tirsan gobolka Hiiraan
Sabti, Luulyo 5, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu haatan dagaal culus ka socdo deegaanka Ceel qooxle oo ...
Warkii oo dhan »Ciidamada Burundi oo muddo 6 bilood oo dheeri ah sii joogidoona Soomaaliya
Sabti, Luulyo 5, 2025 (HOL) - Midowga Afrika ayaa u kordhiyay joogitaanka ciidamada Burundi ee Soomaaliya muddo lix bilood ah, iyagoo sii ahaana...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo markale kucelisay in maalgelin loo helo howlgalka AUSSOM
Sabti, Luulyo 5, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo cusbooneysiisay baaqeedi ku aaddan kordhinta taageerada ay beesha caalamka siiyaan ho...
Warkii oo dhan »Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan muhiim ah la yeeshay dhigiisa dalka Koonfur Afrika
Jimco, Luulyo 4, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa...
Warkii oo dhan »Puntland oo Beenisay in Dowladda Federaalka ay gacanta ku hayso dhaqaalaha waddada Xarfo–Gaalkacyo
Jimco, Luulyo 4, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u beeniyay wararka sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay gacanta ku hay...
Warkii oo dhan »Ruushka oo noqday dalkii ugu horeeyay ee aqoonsada maamulka Taliban ee dalka Afgaanistaan
Jimco, Luulyo 4, 2025 (HOL) - Dowladda Ruushka ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee aqoonsada maamulka Taliban ee Afgaanistaan tan iyo mark...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay heshiis caalami ah oo lagu horumarinayo isku xirka Gaadiidka iyo Dekedaha
Jimco, Luulyo 4, 2025 (HOL) - Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in Golaha W...
Warkii oo dhan »Shirka Midowga Afrika oo Lagu Falanqeeyay Mustaqbalka AUSSOM iyo Amniga Soomaaliya
Jimco, Luulyo 4, 2025 (HOL) - Dowladda Uganda ayaa shir-guddoomisay kal-fadhiga 1287-aad ee Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (PSC),...
Warkii oo dhan »Horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab iyo ilaaladoodii oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe
Jimco, Luulyo 4, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo ciidanka Macawiisleeyda gobolka Shabeellaha Dhexe ka fu...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiirada Soomaaliya oo meel mariyay guddiga xuquuqul insaanka
Khamiis, Luulyo 3, 2025 (HOL) - Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay sagaal musharax ...
Warkii oo dhan »