Wararka Maanta

Ciidamada xoogga dalka oo si buuxdo ula wareegay deegaanka Sabiid iyo Caanoole

Ciidamada xoogga dalka oo si buuxdo ula wareegay deegaanka Sabiid iyo Caanoole

JUN 21, 2025

 Sabti, Juun 21, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka ...

Warkii oo dhan »
Khilaaf xooggan oo ka taagan doorashada xiriirka kubadda cagta Puntland

Khilaaf xooggan oo ka taagan doorashada xiriirka kubadda cagta Puntland

JUN 21, 2025

 Sabti, Juun 21, 2025 (HOL) - Khilaaf culus ayaa ka taagan doorashada hoggaanka Xiriirka Kubadda Cagta Puntland, taasoo la qorsheeyay inay xalay ...

Warkii oo dhan »
Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Deg Dega ee Wasiirada Wadamada Jaamacadda Carabta

Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Deg Dega ee Wasiirada Wadamada Jaamacadda Carabta

JUN 21, 2025

Sabti, Juun 21, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cumar Dhaay, ayaa ka qeyb galay shir deg de...

Warkii oo dhan »
Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo shaaciyay waqtiga uu xirmaayo kalfadhiga Lixaad

Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo shaaciyay waqtiga uu xirmaayo kalfadhiga Lixaad

JUN 21, 2025

 Sabti, Juun 21, 2025 (HOL) - Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in maalinta beri ah oo ay taariikhdu tah...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Puntland oo ku eedeeyay bangiyada gaarka loo leeyahay inay ku xad gudbeen hantida dadweynaha

Madaxweynaha Puntland oo ku eedeeyay bangiyada gaarka loo leeyahay inay ku xad gudbeen hantida dadweynaha

JUN 21, 2025

 Sabti, Juun 21, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa ku eedeeyay shirkadaha bangiyada in ay ku xadgudbeen hantidii ummaddu ku aam...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo dib u dhigtay qabsoomida Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee beri ka furmi laha Muqdisho

Dowladda Fedaraalka oo dib u dhigtay qabsoomida Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee beri ka furmi laha Muqdisho

JUN 21, 2025

 Sabti, Juun 21, 2025 (HOL) - Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo lagu waday inuu si rasmi ah uga furmo magaalada Muqdisho 22 ka bishan oo ku b...

Warkii oo dhan »
10 Xisbi Siyaasadeed oo ka horyimid qodobadii laga soo saaray Gogoshii wadatashiga ay Dowladdu qabatay

10 Xisbi Siyaasadeed oo ka horyimid qodobadii laga soo saaray Gogoshii wadatashiga ay Dowladdu qabatay

JUN 21, 2025

 Sabti, Juun 21, 2025 (HOL) - 10 xisbi Siyaasadeed oo ku Mideysan Isbahaysiga, Caddaaladda iyo Rajo Soocelinta Soomaaliyeed (ICRSOS) ayaa ka hory...

Warkii oo dhan »
Iran: Cidna kalama hadlayno barnaamijkayaga nukliyeerka ilaa gardarada Israa'iil joogsato

Iran: Cidna kalama hadlayno barnaamijkayaga nukliyeerka ilaa gardarada Israa'iil joogsato

JUN 21, 2025

 Sabti, Juun 21, 2025 (HOL) - Dowladda Iran ayaa ku dhawaaqday in aysan wax wadahadal ah ka geli doonin barnaamijkeeda nukliyeerka inta Israa’i...

Warkii oo dhan »
Itoobiya oo lagu tilmaamay mid kamid ah waddamada Afrika ugu colaaddaha badan

Itoobiya oo lagu tilmaamay mid kamid ah waddamada Afrika ugu colaaddaha badan

JUN 20, 2025

 Jimco, Juun 20, 2025 (HOL) - Warbixinta cusub ee Global Peace Index 2025, oo ay soo saartay Institute for Economics & Peace (IEP), ayaa Itoo...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay howgal qorsheysan oo laga fuliyay guri ku yaala degmada Aadan Yabaal

Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay howgal qorsheysan oo laga fuliyay guri ku yaala degmada Aadan Yabaal

JUN 20, 2025

 Jimco, Juun 20, 2025 (HOL) - Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheysn oo...

Warkii oo dhan »