Wararka Maanta
Madaxweynaha Jubaland oo maanta ka degay magaalada Garowe
Axad, Juun 22, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegay in Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Ma...
Warkii oo dhan »Sida ay dalalka caalamku uga falceliyeen weerarka uu Maraykanku ku qaaday xarumaha nukliyeerka ee Iran
Axad, Juun 22, 2025 (HOL) - Waddamada caalamka iyo ururrada caalamiga ah ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay weerarkii ay ciidamada Maraykank...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo goor dhow u safray magaalada Garowe
Axad, Juun 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa goor dhow lagu wadaa in uu ka dago magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, isag...
Warkii oo dhan »Imtixaanka shahaadiga ee Somaliland oo si toos ah uga socda degaano ka tirsan maamulka Puntland
Axad, Juun 22, 2025 (HOL) - Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo fasalka 8aad ee Somaliland ayaa si toos ah uga socda deegaanno ka tirsan Ba...
Warkii oo dhan »Iiraan oo jawaab adag ka bixisay weerarkii Mareykanka uu ku qaaday xarumaheeda Nukliyeerka
Axad, Juun 22, 2025 (HOL) - Dowladda Iiraan ayaa saacado kooban kadib weerarkii Mareykanku uu geystay xarumaheeda Nukliyeerka jawaab adag bixisay weer...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ka burburiyay xarumihii Keydka Hubka Al shabaab ee Aadan Yabaal
Axad, Juun 22, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheeegtay in howlgal culus oo ka dhacay Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ay ku bu...
Warkii oo dhan »Howlgalka AUSSOM oo si rasmi ah u shaqo bilaabi doona bisha Luulyo, iyadoo 12,000 askari lagu bilaabi doono.
Axad, Juun 22, 2025 (HOL) - Midowga Afrika ayaa qorsheynaya in howlgalkiisa cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya – AUSSOM (AU Support and Stabilisati...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo Weeraray Xarumaha Nukliyeerka ee Iiraan: Dagaal Buuxa oo laga Cabsi Qabo inuu Qarxo
Axad, Juun 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in ciidamadiisu ay xalay weerar ballaadhan ku qaadeen saddex xarumo...
Warkii oo dhan »Guddoomiyihii Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal oo lagu dhaawacay Toorreey
Sabti, Juun 21, 2025 (HOL) - Qof shacab ah oo ku hubeysnaa toorreey ayaa dhaawac u geystay Guddoomiyihii Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal, Faysal K...
Warkii oo dhan »Muqdisho oo markii ugu horeysay laga daah furay suuqa saamileyda Soomaaliyeed
Sabti, Juun 21, 2025 (HOL) - Waxaa Magaalada Muqdisho Markii ugu horeysay laga daahfura...
Warkii oo dhan »