Wararka Maanta
Trump: Soomaaliya waxay kamid tahay waddamada ugu xun adduunka
Talaado, Juun 24, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, oo weerar afka ah ku qaaday Xildhibaan Ilhaan Cumar, ayaa sheegay in ay ka...
Warkii oo dhan »Puntland oo beenisay in mashaariicda uga xanniban Muqdisho uu diiday inuu saxiixo madaxweyne Deni
Talaado, Juun 24, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa si adag u beeniyay eedeayn kasoo baxday Dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo ku saabsana...
Warkii oo dhan »Xabad joojintii Iran iyo Israa’iil oo daqiiqado gudahood ku jabtay iyo Trump oo cadhaysan
Talaado, Juun 24, 2025 (HOL) - Xabad joojintii uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ee dhex martay Iran iyo Israa’iil, ayaa j...
Warkii oo dhan »Faah faahino kasoo baxaya howlgallo ay Ciidamada Danab iyo kuwa Jubaland ay ka sameeyeen Jubadda Hoose
Talaado, Juun 24, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Kumaandoska Danab iyo ciidamada daraawiishta Jubbaland...
Warkii oo dhan »NISA oo howlgal lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ka fulisay gobolka Hiiraan
Talaado, Juun 24, 2025 (HOL) - Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo kaashanaya kuwa saaxiibada Caalamk...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Gaadiidka Duulista iyo Hawada oo ku xirtay adeegyada ay bixiso Kaarka Aqoonsiga Qaranka
Talaado, Juun 24, 2025 (HOL) - Wasaaradda Gaadiidka Duulista iyo Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dhamaan adeegyada ...
Warkii oo dhan »Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo si kulul u cambeerayay weerarkii Iran ku qaaday Qatar
Talaado, Juun 24, 2025 (HOL) - Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa si gaar ah u kala camba...
Warkii oo dhan »Puntland oo diiday in maxaabiista Shabaab iyo Daacish ee dhalinyarada ah lagu hayo xarumo dhaqan celin ah
Talaado, Juun 24, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in aysan jirin xarumo gaar ah oo lagu dhaqan celiyo maxaabiista da’da yar ee kasoo goost...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo si adag u cambaareysay weerarka ay Iran ku qaadday dalka Qatar
Talaado, Juun 24, 2025 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay weerarka ay Ir...
Warkii oo dhan »Trump oo ku dhawaaqay xabad joojin kadib markii Iran weerartay saldhigyada Maraykanka
Talaado, Juun 24, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in xabad joojin rasmi ah la gaadhay, taasoo dhex martay da...
Warkii oo dhan »