Wararka Maanta
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray dowladda iyo shacabka dalka Jabuuti
Jimco, Juun 27, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo shaca...
Warkii oo dhan »Duqeymo culus oo laga fuliyay guri ku yaala degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Jimco, Juun 27, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal duqeyn ah oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka hay’adda Nabadsugid...
Warkii oo dhan »Booliska Gobolka Banaadir oo Askar iyo shacab u xiray inay rasaas rideen dabaaldegii 26 Ka June
Jimco, Juun 27, 2025 (HOL) - Taliska Booliska ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in Howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Booliska Gobolka ...
Warkii oo dhan »Madaxweynihii hore Soomaaliya oo soo dhoweeyay wada hadalka u bilowday Dowladda iyo Mucaaradka
Jimco, Juun 27, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyay wada hadalada u bilowday Madaxweyna...
Warkii oo dhan »Falcelin ka dhalatay kulan dhexmaray Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga iyo Wasiirka Dekadaha Soomaaliya
Khamiis, Juun 26, 2025 (HOL) - Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur oo dalka Turkiga kula Kulmay Wasiirka ar...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo markale sheegay in la burburiyay nukliyeerkii Iran, iyo Iran oo beenisay
Khamiis, Juun 26, 2025 (HOL) - Xiisadda u dhaxeysa Mareykanka iyo Iran ayaan weli degin, iyadoo labada dhinac ay sii kala fogaanayaan afkaar aha...
Warkii oo dhan »Iran oo sheegtay in ay ka baxday heshiiskii ay kula jirtay Hay’adda Kormeerka Nukliyeerka QM
Khamiis, Juun 26, 2025 (HOL) - Xiisadda ka dhex aloosan Iran iyo Beesha Caalamka, gaar ahaan Hay’adda Kormeerka Nukliyeerka ee Qaramada Midoob...
Warkii oo dhan »Ku dhawaad 20 xubnood oo Al-shabaab looga dilay duqeyn laga fuliyay gobolka Hiiraan
Khamiis, Juun 26, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn dhanka cirka oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka Hay’adda Nabads...
Warkii oo dhan »Qoysaska Muwaadiniin Marookaan ah oo ku xiran Soomaaliya oo dalbaday in dalkoodi lagu sooceliyo
Khamiis, Juun 26, 2025 (HOL) - Qoysaska Muwaadiniin Marookaan ah oo ku xiran Xabsi ku yaala Magaalada Garowe ee Puntland ayaa dalbaday in wiilashooda ...
Warkii oo dhan »Puntland iyo Jubbaland oo ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ku tagrifashay awoodaha Federaalka
Khamiis, Juun 26, 2025 (HOL) - Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, Siciid Deni iyo Axmed Madoobe, ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalk...
Warkii oo dhan »