Wararka Maanta
Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo howlgalo culus ka wada deegaanada hoostaga Masaajid Cali Gaduud
Khamiis, Juun 26, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa howlgalo Milatari...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo ugu baaqay Somaliland dib u bilaabista wadahadalladii labada dhinac
Khamiis, Juun 26, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay Somaliland in dib loo bilaabo...
Warkii oo dhan »Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo faah faahin kabixisay kulankii ay la yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh
Arbaco, Juun 25, 2025 (HOL) - Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxa ay faah faahiyeen kulankii maanta ka dhacay aqalka Madaxtooyada oo ay...
Warkii oo dhan »Dad ku dhintay rabshado ka dhacay Kenya xilli uu sii kordhayo cadaadiska saaran dowladda
Arbaco, Juun 25, 2025 (HOL) - Laba qof ayaa maanta u geeriyooday rasaas boolisku fureen xilli dibadbaxyo ballaadhan ay ka socdeen meelo kala duw...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda oo maanta dib ula wareegay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe
Arbaco, Juun 25, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa maanta kooxda Al-shabaab kala wareegay deegaanada k...
Warkii oo dhan »Sirdoonka Maraykanka iyo maamulka Trump oo isku khilaafsan baaxada burburka loo gaystay nukliyeerka Iran
Arbaco, Juun 25, 2025 (HOL) - Kadib weerarkii cusla ee Mareykanku ku qaaday xarumaha nukliyeerka Iran, doodaha iyo is khilaafaadka ka dhashay qi...
Warkii oo dhan »Shir u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Mucaaradka oo ka furmay Magaalada Muqdisho
Arbaco, Juun 25, 2025 (HOL) - Shir u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa maanta k...
Warkii oo dhan »Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo dalbaday in lala xisaabtamo siyaasiyiintii ku lugta lahaa dagaalkii Garowe ee 20 June 2023
Arbaco, Juun 25, 2025 (HOL) - Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa ku baaqay in lala xisaabtamo siyaasiyiintii ka qayb qaatay dagaal...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashi dhinaca Difaaca ah iyo dardar galinta dagaalka Al-shabaab
Arbaco, Juun 25, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan gaar ah kula yee...
Warkii oo dhan »Koofi oo sheegay inuu jiro qorshe ay Dowladda ku beegsanayso xubno ka tirsan Mucaaradka
Arbaco, Juun 25, 2025 (HOL) - Xoghayaha Guud ee Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed Dr Maxamed Aadan Koofi ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay...
Warkii oo dhan »