Wararka Maanta
Howlgal khasaare lagu gaarsiiyay Al-shabaab oo laga fuliyay xadka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Talaado, Juun 17, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ayaa howlgalo qorshaysan ka fuliyay saacadahii lasoo dhaafay dhul...
Warkii oo dhan »Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo kalluumeysiga Soomaaliya
Talaado, Juun 17, 2025 (HOL) - Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Soomaaliya iyo Shirkadda OYAK ee dalka Turkiga ayaa kala saxii...
Warkii oo dhan »Puntland oo sii daysay 7 kalluumeysato oo kasoo jeeda dalka Yemen
Talaado, Juun 17, 2025 (HOL) - Safaaradda Yemen ee Soomaaliya ayaa shaacisay in la sii daayay 7 kaluumaysato oo u dhashay dalka Yemen, kuwaasi o...
Warkii oo dhan »Trump oo ugu baaqay dadka reer Iran inay si degdeg ah uga qaxaan caasimadda Tehran
Talaado, Juun 17, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa xilli dambe oo Isniintii ah ugu baaqay shacabka Iran in ay si degdeg ...
Warkii oo dhan »Israa'iil oo duqayn cirka ah la beegsatay TV-ga qaranka Iran xili ay gabadh wariye ahi si toos ah war uga tabinaysay
Talaado, Juun 17, 2025 (HOL) - Israa’iil ayaa weerar cirka ah la beegsatay xarunta dhexe ee telefishinka qaranka Iran (IRIB) oo ku taalla Degm...
Warkii oo dhan »Turkiga oo la aaminsanyahay in uu khiyaamay waddanka ay xulufada dhow yihiin ee Iran
Isniin, Juun 16, 2025 (HOL) - Sida ay werisay wakaaladda Middle East Eye (MEE), Dowladda Maraykanka ayaa habeenkii Khamiista si rasmi ah ugu war...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Madasha Wadatashiga Qaran ee arrimaha siyaasadda dalka iyo mucaaradka oo aan ka qeyb galin
Isniin, Juun 16, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah u furay Madasha Wadatashiga Qaran oo looga arrins...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo ku baaqay in colaadda Bariga Dhexe nabad lagu dhameeyo
Isniin, Juun 16, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku baaqay in beesha caalamku ka shaqeyso sid...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Deni: Hoos u dhaca dhaqaale ee Puntland waxaa sababteeda ugu weyn lahaa joogitaanka Daacish ee Calmiskaad
Isniin, Juun 16, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in hoos u dhaca dhaqaale ee ka jira Puntland uu si we...
Warkii oo dhan »Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo iska diiday ka qey galka Shirka uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Isniin, Juun 16, 2025 (HOL) - Madasha samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxa ay si rasmi ah iskaga diideen inay qeyb ka noqdaan shirka uu shaaciya...
Warkii oo dhan »