Wararka Maanta

Agaasimaha Bangiga Adduunka ee xafiiska Afrika oo socdaal ku yimid magaalada Muqdisho

Agaasimaha Bangiga Adduunka ee xafiiska Afrika oo socdaal ku yimid magaalada Muqdisho

JUN 15, 2025

 Axad, Juun 15, 2025 (HOL) - Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiqafaar Cilmi Xaange ayaa faah faahin ka bixiyay socdaalka u...

Warkii oo dhan »
Taliyaha ciidamada Itoobiya oo ka digay khatar amni oo Itoobiya uga imaan karta Soomaaliya

Taliyaha ciidamada Itoobiya oo ka digay khatar amni oo Itoobiya uga imaan karta Soomaaliya

JUN 15, 2025

 Axad, Juun 15, 2025 (HOL) - Taliyaha guud ee ciidamada difaaca Itoobiya, Field Marshal Berhanu Jula, ayaa sheegay in Ethiopia ay  halis amn...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo si rasmi ah u shaacisay dhameystirka wejiga kowaad ee Sahminta Shidaalka Badda Soomaaliya

Soomaaliya oo si rasmi ah u shaacisay dhameystirka wejiga kowaad ee Sahminta Shidaalka Badda Soomaaliya

JUN 15, 2025

 Axad, Juun 15, 2025 (HOL) - Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah waxa ay u shaacisay dh...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Puntland oo soo dhoweeyay Golaha Samatabixinta, kuna baaqay in dalka la badbaadiyo

Madaxweynaha Puntland oo soo dhoweeyay Golaha Samatabixinta, kuna baaqay in dalka la badbaadiyo

JUN 15, 2025

 Axad, Juun 15, 2025 (HOL) - Madaweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa soo dhoweeyay Golaha Samatabixinta iyo badbaadad...

Warkii oo dhan »
Spain oo la wareegtay howlgalka Midowga Yurub ee laga wado xeebaha Soomaaliya

Spain oo la wareegtay howlgalka Midowga Yurub ee laga wado xeebaha Soomaaliya

JUN 15, 2025

 Axad, Juun 15, 2025 (HOL) - Midowga Yurub ayaa shalay oo Sabti aheyd shaaca ka qaaday in Spain ay la wareegtay hogaanka howlgalka ciidamada badd...

Warkii oo dhan »
Axmed Ciise Cawad oo ceeb iyo baratakool xumo ku tilmaamay Warqad ay Dowladu u dirtay Beesha Caalamka

Axmed Ciise Cawad oo ceeb iyo baratakool xumo ku tilmaamay Warqad ay Dowladu u dirtay Beesha Caalamka

JUN 15, 2025

 Axad, Juun 15, 2025 (HOL) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa si adag u dhaliilay warqad dhawaan ay dowladd...

Warkii oo dhan »
Madaxweyneha Iiraan: Dadka sheegta in ay u doodayaan xuquuqda aadanaha waxay si toos ah u taageeraan gardarrada Isra’iil

Madaxweyneha Iiraan: Dadka sheegta in ay u doodayaan xuquuqda aadanaha waxay si toos ah u taageeraan gardarrada Isra’iil

JUN 14, 2025

 Sabti, Juun 14, 2025 (HOL) - Madaxweyneha Iiraan, Masoud Pezeshkian, ayaa sheegay in Ciidamada dalkiisa ay si adag oo xooggan uga jawaabi doonaa...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya: "Dowladnimada Soomaaliya kuma xirna taageerada caalamka kaliya

Madaxweynaha Soomaaliya: "Dowladnimada Soomaaliya kuma xirna taageerada caalamka kaliya

JUN 14, 2025

 Sabti, Juun 14, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladnimada Soomaaliya aysan ku xirnayn taageerada...

Warkii oo dhan »
Guddoomiye Mungaab oo xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Degmada Warta Nabadda

Guddoomiye Mungaab oo xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Degmada Warta Nabadda

JUN 14, 2025

 Sabti, Juun 14, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuuseen Muungaab ayaa maanta xilka ka qaad...

Warkii oo dhan »
Booliska Kenya oo Sheegay inay qabteen Muwaadiniin Kenya ah oo ku biirtay ciidamada Soomaaliya

Booliska Kenya oo Sheegay inay qabteen Muwaadiniin Kenya ah oo ku biirtay ciidamada Soomaaliya

JUN 14, 2025

 Sabti, Juun 14, 2025 (HOL) - Booliska Kenya ayaa sheegay inay gacanta kusoo dhigeen Labo nin oo Kenyan ah oo u soo tallaabay dhanka Soomaaliya, ...

Warkii oo dhan »