Wararka Maanta
Mahad Salaad oo maanta xilka kala wareegay Sanbaloolshe
Sabti, Juun 14, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Na...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Deni: "Ma oggolaan doono in Puntland laga fuliyo mashaariic la siyaasadaynayo si dhaqaale looga helo"
Sabti, Juun 14, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa si cad u sheegay in uusan oggolaan doonin in Puntland laga ful...
Warkii oo dhan »Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo ugu baaqay Siyaasiyiinta Mucaaradka inay ka qeyb galaan Gogosha uu fididyay Madaxweyne Xasan Sheekh
Sabti, Juun 14, 2025 (HOL) - Qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo maanta Shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray b...
Warkii oo dhan »Ardayda dugsiyada sare ee beeraha oo markii ugu horreysay burburka kadib u fadhiistay imtixaanka mideysan ee heer Qaran
Sabti, Juun 14, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo shir jaraaid ah ku qabt...
Warkii oo dhan »Iran oo Jawaab Kulul ka Bixisay Weerarkii Israa’iil, Gantaalana ku Garaacday Tel Aviv
Sabti, Juun 14, 2025 (HOL) - Dowladda Iran oo ka jawaabaysay weerarkii ay Israa’iil ku dishay saraakiil ka tirsan ciidamada Iran, isla markaan...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse oo daahfuray imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare oo ay u fariisanayaan ku dhawaad 40,000 arday
Sabti, Juun 14, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa saakay si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga...
Warkii oo dhan »Xisbiyada iska diiwaangeliyay Guddiga Doorashada oo shuruudo ku xiray ka qeyb galka shirka Wadatashiga ee ay Dowladda shaacisay
Jimco, Juun 13, 2025 (HOL) - Shan xisbi siyaasadeed oo dhawaan isdiiwaangaliyay oo kala ah Xaqsoor, Samadoon, DPC, Ramaas, iyo Dhulka Hooy ayaa ...
Warkii oo dhan »Dalalka Bariga Dhexe oo si adag u cambaareeyay weerarrada Israel ay ka geysatay Iran
Jimco, Juun 13, 2025 (HOL) - Israa’iil ayaa xalay weerarro culus ku qaaday xarumo milatari iyo kuwa nukliyeer oo ku yaalla Iran, arrintaas oo si wey...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Kenya oo sheegay in ciiidamadiisa ay guulo ka gareen dagaalka Al-shabaab
Jimco, Juun 13, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa shalay sheegay in Kenya ay guulo la taaban karo ka gaartay dagaalka ka d...
Warkii oo dhan »Rajadii Ku Dhamaatay Geerida: Qoys Rajo Wayn Lahaa oo Ku Nafwaayay Diyaaraddii Air India
Jimco, Juun 13, 2025 (HOL) - Nin lagu magacaabi jiray Dr. Pratik Joshi, xaaskiisa Dr. Komi Vyas, iyo saddexdoodii carruur ah ayaa ka mid ahaa da...
Warkii oo dhan »