Wararka Maanta
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta ansixiyay xeer nidaamiyaha xargaha isgaarsiinta ee badda hoos mara
Khamiis, Juun 12, 2025 (HOL) - Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu shir guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaarah...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray Markabkii Oruc Reise ee soo gabageebayay sahankii shidaal ee uu kawaday biyaha Soomaaliya
Khamiis, Juun 12, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay markabka “Oruc Reis” oo ku howlanaa baari...
Warkii oo dhan »Markabkii Turkiga ee Sahminta Shidaalka kawaday Biyaha Soomaaliya oo soo gabageebayay
Khamiis, Juun 12, 2025 (HOL) - Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee dalka Turkiga ayaa sheegtay in Markabka Oruc Reis ee sahminta s...
Warkii oo dhan »Dowladda Masar oo markale kucelisay in ciidamadeedi si deg deg ah ugu soo biiri doonaan howlgalka AUSSOM
Khamiis, Juun 12, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka Masar Dr. Badr Abdel Aty, ayaa Arbacadii la kulmay La-taliyaha Amni...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in wax laga beddelo Qaab-dhismeedka beesha caalamka
Khamiis, Juun 12, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u caddeysay mowqifkeeda ku aaddan qaab-dhismeedka beesha caaalamka, kaasoo t...
Warkii oo dhan »Puntland oo mamnuucday in Garowe lagu qabto shirar siyaasadeed oo uusan maamulku raali ka ahayn
Khamiis, Juun 12, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa mamnuucay in magaalada Garowe lagu qabto shirar ama kulamo siyaasadeed oo aan oggolaansho ...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xilalkii ka qaaday Guddoomiyeyaal Degmo kuwa cusubna magacaabay
Khamiis, Juun 12, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xalay xilalkii ka...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in duqayn ka dhacday Shabeellada Dhexe lagu dilay 13 Shabaab ah
Arbaco, Juun 11, 2025 (HOL) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo gacan ka helaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaan...
Warkii oo dhan »Shirka Madasha iskaashiga wadamada Geeska Afrika oo ka furmay magaalada Muqdisho
Arbaco, Juun 11, 2025 (HOL) - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ah guddoomiyaha Madasha Iskaashida Dalalka Geeska Afrika ayaa maanta ...
Warkii oo dhan »Ciidamada Midowga Afrika iyo saraakiisha Soomaaliya oo ka walaacsan isticmaalka drones-ka qaraxyada ee Al-Shabaab
Arbaco, Juun 11, 2025 (HOL) - Ciidamada Midowga Afrika iyo saraakiisha ammaanka Soomaaliya ayaa si weyn uga walaacsan suurtagalnimada in kooxda ...
Warkii oo dhan »