Wararka Maanta
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo beenisay inay baxsadeen qaar kamid ah ergadii ka qeyb gashay shirka Geneva
Talaado, Juun 10, 2025 (HOL) - Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar lagu faafiyay barah...
Warkii oo dhan »Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka qeyb galaya Shirka arrimaha China iyo Africa
Talaado, Juun 10, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa gaaray magaalada Changsha ee xarunta gobolka Hun...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo sheegay in Soomaaliya ay ka noqotay amarkii xayiraadda baasaboorka Taiwan
Talaado, Juun 10, 2025 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in dowladda Soomaaliya ay ka noqotay xayiraaddii ay kusoo rogtay baasaboor...
Warkii oo dhan »UK oo xoojinaysa iskaashiga difaaceed oo ay la leedahay Soomaaliya iyo Kenya
Talaado, Juun 10, 2025 (HOL) - Dowladda UK ayaa xoojinaysa iskaashiga difaaceed ee ay la leedahay waddamada Kenya, Soomaaliya, iyo Nigeria, taas...
Warkii oo dhan »Jubaland iyo ismaamulka Mandera oo kawada hadlay xoojinta ammaanka xuduuda ay wadaagan Soomaaliya iyo Kenya
Talaado, Juun 10, 2025 (HOL) - Madaxweyne Kuxigeenka kowaad ee Dowladd Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo kulan la qaatay Guddoomiyaha...
Warkii oo dhan »Madaxweynihii hore Galmudug oo Dowladda ugu baaqay in Guddiyo farsamo la dhiso ka hor 15 ka June
Talaado, Juun 10, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya looga baahan yahay int...
Warkii oo dhan »Cali Jeyte oo ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya inuu hogaan cusub usoo magacaabo Hirshabeelle
Isniin, Juun 9, 2025 (HOL) - La taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee arrimaha ciidanka Macaawiisleeyda Cali Jeyte Cismaan ayaa weerar afka ah ku ...
Warkii oo dhan »Tiradii ugu badneeyd oo arday ah oo maanta u fadhiistay imtixaanaadka Shahaadiga Fasalka 8aad ee Gobolka Banaadir
Isniin, Juun 9, 2025 (HOL) - Hoggaanka waxbarashada ee gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay in in ka badan 41,000 oo arday ay saakay si rasmi ah u...
Warkii oo dhan »Siyaasiyiin Puntland ah oo magaalada Garowe uga dhawaaqay Gole mucaarad ah
Isniin, Juun 9, 2025 (HOL) - Siyaasiyiin mucaarad ku ah Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Garowe kaga dhawaaqay Gol...
Warkii oo dhan »Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo u jawaabay madasha samatabixinta
Isniin, Juun 9, 2025 (HOL) - Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabay war saxaafadeedkii saakay ay soo saareen madash...
Warkii oo dhan »