Wararka Maanta

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo u jawaabay madasha samatabixinta

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo u jawaabay madasha samatabixinta

JUN 09, 2025

 Isniin, Juun 9, 2025 (HOL) - Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabay war saxaafadeedkii saakay ay soo saareen madash...

Warkii oo dhan »
Mucaaradka Dowladda oo sheegay in ay weli Madaxweynaha ka dhowrayaan gogol wada-xaajood oo loo dhanyahay

Mucaaradka Dowladda oo sheegay in ay weli Madaxweynaha ka dhowrayaan gogol wada-xaajood oo loo dhanyahay

JUN 09, 2025

 Isniin, Juun 9, 2025 (HOL) - Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa maanta war ay soo saareen ku sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheek...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya dil dalka Koonfur Afrika loogu geystay Muwaadin Soomaaliyeed

Faahfaahino kasoo baxaya dil dalka Koonfur Afrika loogu geystay Muwaadin Soomaaliyeed

JUN 09, 2025

 Isniin, Juun 9, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Xalay Muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay Xaafadda Hillbrow ...

Warkii oo dhan »
Itoobiya oo ku dhow dhameystirka saldhig cusub oo ciidan badeed ah oo laga dhisayo Addis Ababa

Itoobiya oo ku dhow dhameystirka saldhig cusub oo ciidan badeed ah oo laga dhisayo Addis Ababa

JUN 09, 2025

 Isniin, Juun 9, 2025 (HOL) - Itoobiya ayaa dhameystir ku dhow saldhig cusub oo ciidankeeda badda ah oo laga dhisayo xaafadda Janmeda ee magaalad...

Warkii oo dhan »
In ka badan 25 xubnood oo Al-shabaab looga dilay howlgal laga fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

In ka badan 25 xubnood oo Al-shabaab looga dilay howlgal laga fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

JUN 09, 2025

 Isniin, Juun 9, 2025 (HOL) - Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno badan oo ka t...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo Turkiga ka dalbatay in laga taageero dhismaha Sanduuqa Zakada Soomaaliya

Soomaaliya oo Turkiga ka dalbatay in laga taageero dhismaha Sanduuqa Zakada Soomaaliya

JUN 09, 2025

 Isniin, Juun 9, 2025 (HOL) - Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha islaamka Xukuumada Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo magaaalada Makka kula k...

Warkii oo dhan »
Nin Pakistani ah oo lagu soo qabtay Howlgal ka dhacay Xeebaha Soomaaliya oo lasoo taagay maxkamad ku taala Mareykanka

Nin Pakistani ah oo lagu soo qabtay Howlgal ka dhacay Xeebaha Soomaaliya oo lasoo taagay maxkamad ku taala Mareykanka

JUN 09, 2025

 Isniin, Juun 9, 2025 (HOL) - Xeerbeegtida Gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa nin Pakistani ah ku kusoo oogtay Dacwad ah inuu hub uu kasoo...

Warkii oo dhan »
Askari Hargeysa ku dilay laba qof oo ay isku qoys yihiin

Askari Hargeysa ku dilay laba qof oo ay isku qoys yihiin

JUN 09, 2025

 Isniin, Juun 9, 2025 (HOL) - Nin askari ah ayaa Axaddii xaafadda Faluuja ee magaalada Hargeysa ku dilay xaaskiisii iyo gabadh uu dhalay, isaga o...

Warkii oo dhan »
Mareykanka oo beeniyay in uu jaray dhaqaalaha howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya

Mareykanka oo beeniyay in uu jaray dhaqaalaha howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya

JUN 08, 2025

Axad, Juun 8, 2025 (HOL) - Mareykanka ayaa beeniyay warar sheegayay in uu joojiyay taageerada dhaqaale ee uu siiyo hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaal...

Warkii oo dhan »
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo Bad-la’aanta Itoobiya ku Tilmaamay Cadaalad-darro

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo Bad-la’aanta Itoobiya ku Tilmaamay Cadaalad-darro

JUN 08, 2025

 Axad, Juun 8, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay inuu aad uga shallaayo xaalada bad-la’aanta ah ee Itoobiya ...

Warkii oo dhan »