Wararka Maanta
Somaliland oo sheegtay in Soomaaliya ku ceebowday khariirad ay BBC-du baahisay
Axad, Juun 8, 2025 (HOL) - Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland, Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa si adag uga hadlay muranka ka dhashay khariirad ay...
Warkii oo dhan »Koox dabley ah oo magaalada Gaalkacyo ku dilay labo qof oo shacab ah
Sabti, Juun 7, 2025 (HOL) - Koox dabley ah ayaa lagusoo waramayaa inay magaalada Gaalkacyo ku dilaeen labo qof oo shacab ah oo kala ahaa rag iyo...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo shaacisay inuu geeriyooday Horjoogihii ugu halista badnaa Al-shabaab
Sabti, Juun 7, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaciyay inuu maanta ge...
Warkii oo dhan »Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay xayiraaadda uu Maraykanka kusoo rogay dalal Afrikaan ah
Sabti, Juun 7, 2025 (HOL) - Midowga Afrika (AU) ayaa muujiyay walaac ku saabsan saameynta taban ee ka dhalan karta xayiraadaha socdaal ee uu Mar...
Warkii oo dhan »Madasha Samatabixinta oo si adag uga hor timid hannaanka loo maraayo soo xulista Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuqul Insaanka
Sabti, Juun 7, 2025 (HOL) - Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ay ku mideysan yihiin xubnaha ugu badan ee Mucaaradka dowladda Fedaraalka ayaa...
Warkii oo dhan »Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota oo niyad jab ka muujisay xayiraada socdaal ee Trump
Sabti, Juun 7, 2025 (HOL) - Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ayaa muujiyey walaac iyo caro ka dhan ah xayiraadda socdaalka ee uu dhawaan ku ...
Warkii oo dhan »Xaalad deganaaasho ah oo maanta laga soo sheegayo deegaanka Ceel hareeri ee gobolka Hiiraan
Sabti, Juun 7, 2025 (HOL) - Waxaa maanta xaalad deganaasho ah laga soo sheegaya deegaanka Ceel hareeri ee gobolka Hiiraan iyo deegaanada ku dhad...
Warkii oo dhan »Booliska Gobolka Banaadir oo $30,000 u balan qaaday cidii soo sheegta Kooxaha Hoobiyeyaasha kusoo tuuro Degmooyinka G.Banaadir
Sabti, Juun 7, 2025 (HOL) - Taliyaha Booliska Qeybta Gobolka Banaadir Macalim Mahdi ayaa sheegay in uu ka doonayo shacabka ku dhaqan magaalada M...
Warkii oo dhan »Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Hiiraan
Jimco, Juun 6, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in duqeyn dhanka cirka oo laga fuliyay deegaanka Ceel hareeri e...
Warkii oo dhan »Madaxweyne ku xigeenka Puntland: "Yaan laga bixin madax furasho dadka tahriibka gala"
Jimco, Juun 6, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ka digtay tahriibka ee sii kordhaya, iyada oo sheegtay in aan wax madax furasho ah laga bixin doonin q...
Warkii oo dhan »