Wararka Maanta

Farmaajo oo dhaliilay hanaanka dadka lagu martiqaadayo gogoshii uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

Farmaajo oo dhaliilay hanaanka dadka lagu martiqaadayo gogoshii uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

JUN 05, 2025

 Khamiis, Juun 5, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si weyn waxa uu u dhaliilay Hannaanka loo maare...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxay dagaal culus oo maanta dhacay deegaanka Yasooman

Faahfaahino kasoo baxay dagaal culus oo maanta dhacay deegaanka Yasooman

JUN 05, 2025

 Khamiis, Juun 5, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo duhurnimadii maanta ka dhacay deegaanka Yasooman oo ka mid ah ...

Warkii oo dhan »
Puntland oo goobihii laga saaray Daacish ka heshay Rasaastii ugu badnayd oo kayd ah

Puntland oo goobihii laga saaray Daacish ka heshay Rasaastii ugu badnayd oo kayd ah

JUN 05, 2025

 Khamiis, Juun 5, 2025 (HOL) - 65,000 oo xabbo oo rasaas ah ayaa laga helay Togga Miiraale kadib markii laga saaray ururka Daacish, sida uu sheeg...

Warkii oo dhan »
Wasiir Fiqi "Suuragal maaha in Xawaadley la yiraahdo ciidan Ajinabi ah ayaa ka baxay oo Khawaarij baa la wareegtay"

Wasiir Fiqi "Suuragal maaha in Xawaadley la yiraahdo ciidan Ajinabi ah ayaa ka baxay oo Khawaarij baa la wareegtay"

JUN 05, 2025

 Khamiis, Juun 5, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag uga hadlay tala...

Warkii oo dhan »
Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay rag looga shakisan yahay Al-shabaab oo laga soo qabtay Degmada Dayniile

Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay rag looga shakisan yahay Al-shabaab oo laga soo qabtay Degmada Dayniile

JUN 05, 2025

 Khamiis, Juun 5, 2025 (HOL) - Booliska Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay dhowr qof oo looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab...

Warkii oo dhan »
Premier Bank oo Soo Kordhiyay SWIFT “TOOS” ah, Dal kasta ayaad u diri kartaa dhammaan noocyada lacagaha

Premier Bank oo Soo Kordhiyay SWIFT “TOOS” ah, Dal kasta ayaad u diri kartaa dhammaan noocyada lacagaha

JUN 05, 2025

   WARSAXAAFADEEDMuqdisho, Somalia– 5 Juun 2025 – Bangiga Premier waxa uu si rasmi ah u shaacinayaa ballaarin iyo hormurin wax ku o...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Trump oo mamnuucay socdaalka dadka ka imanaya 12 Dal oo ay Soomaaliya ku jirto

Madaxweyne Trump oo mamnuucay socdaalka dadka ka imanaya 12 Dal oo ay Soomaaliya ku jirto

JUN 05, 2025

 Khamiis, Juun 5, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa saxiixay amar cusub oo mamnuucaya gelitaanka muwaadiniinta ka soo jeeda ...

Warkii oo dhan »
Malaayiin Muslimiin ah oo Maanta taagan Buurta Carafo

Malaayiin Muslimiin ah oo Maanta taagan Buurta Carafo

JUN 05, 2025

 Khamiis, Juun 5, 2025 (HOL) - Ku dhawaad laba Milyan oo Muslimiin ah oo ka kala yimid aduunka oo dhan ayaa maanta isugu tagay Buurta Carafo si a...

Warkii oo dhan »
Guddiga Doorashooyinka oo beeniyay in ay si qasab ah loo diiwaangelinayo Shacabka Muqdisho

Guddiga Doorashooyinka oo beeniyay in ay si qasab ah loo diiwaangelinayo Shacabka Muqdisho

JUN 05, 2025

 Khamiis, Juun 5, 2025 (HOL) - Guddiga Doorashooyinka ayaa been abuur ku tilmaamay warar dhowanahaan qabsaday baraha Bulshada oo ah in si xoog ah...

Warkii oo dhan »
Wararkii ugu dambeeyay dagaalo qaraar oo maanta ka dhacay gobolka Hiiraan

Wararkii ugu dambeeyay dagaalo qaraar oo maanta ka dhacay gobolka Hiiraan

JUN 04, 2025

Arbaco, Juun 4, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo qaraar oo maanta ku dhexmaray deegaanka Ceel hareeri ee gobolka Hiiraan ciida...

Warkii oo dhan »