Wararka Maanta
Guddoomiyaha Aqalka sare Soomaaliya oo sheegay in Ruushka uu cafiyay Malaayiin deyn oo lagu lahaa Soomaaliya
Arbaco, Juun 4, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa sheegay in Ruushka uu cafiyay Malaayiin deyn ...
Warkii oo dhan »Dagaal culus oo goordhaw ka qarxay deegaanka Ceel hareeri ee gobolka Hiiraan
Arbaco, Juun 4, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in haatan uu dagaal culus ka socdo deegaanka Ceel hareeri oo...
Warkii oo dhan »Turkiga oo diyaarado nooca qumaatiga u kaca ee T129 Atak ku taageeray Soomaaliya
Arbaco, Juun 4, 2025 (HOL) - Dowladda Turkiga ayaa xoojisay taageerada dhanka difaaca ee ay Soomaaliya ka siiso dagaalka ay kula jirto kooxda Al...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta la kulmay Ururada Siyaasadda ee isku diiwaangeliyay Doorashada
Arbaco, Juun 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta aqalka madaxtooyada kulan wadatashi ah kula qaatay hoggaa...
Warkii oo dhan »Puntland oo beenisay inay ku lug leedahay colaadda ka taagan dalka Suudaan
Arbaco, Juun 4, 2025 (HOL) - Puntland ayaa beenisay eedeymaha sheegaya in ay door ku leedahay hurinta colaadda ka taagan dalka Suudaan, iyo wara...
Warkii oo dhan »In ka badan 35 xubnood oo Daacish looga dilay howlgalo laga fuliyay gobolka Bari
Arbaco, Juun 4, 2025 (HOL) - Ciidamada Daraawiishta maamulka Puntland ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo khasaare badan lagu gaarsiiyay koox...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo bilaabay kulamo horudhac u ah gogoshii wadataashiga ee horey uu u shaaciyay
Arbaco, Juun 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kula kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada ...
Warkii oo dhan »Alshabaab oo soo bandhigtay diyaarad ay leeyihiin ciidamada Burundi ee ka baxay Xawaadley
Arbaco, Juun 4, 2025 (HOL) - Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay diyaarad nuuca qumaatiga u kaca (helicopter) oo ay lahaayeen ciidamada Burundi...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in safarkiisii Kenya uu guul kusoo dhammaaday
Talaado, Juun 3, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in dhammaan kulamadii uu la yeeshay ...
Warkii oo dhan »Howlgal lagu dilay horjooge ka tirsanaa Al-shabaab oo laga fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose
Talaado, Juun 3, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysanaa oo maanta ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda...
Warkii oo dhan »