Wararka Maanta

Shirweynaha Qaran ee Maareynta Hubka, rasaasta iyo Ka Hortagga Qaraxyada oo lasoo gabagabeeyay

Shirweynaha Qaran ee Maareynta Hubka, rasaasta iyo Ka Hortagga Qaraxyada oo lasoo gabagabeeyay

JUN 03, 2025

 Talaado, Juun 3, 2025 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirweynaha Qaran ee Maareynta Hubka, rasaasta iyo Ka Hortag...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukuno ku riday Shabakad Farsameyn jirtay Gaadiidka Qaraxyada ee Al shabaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukuno ku riday Shabakad Farsameyn jirtay Gaadiidka Qaraxyada ee Al shabaab

JUN 03, 2025

 Talaado, Juun 3, 2025 (HOL) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukuno kala duwan ay ku riday Shabakad farsameeyn jirtay Gaa...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Kenya oo afar Al shabaab ku dilay degaano hoostaga Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya

Ciidamada Kenya oo afar Al shabaab ku dilay degaano hoostaga Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya

JUN 03, 2025

 Talaado, Juun 3, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya degaanada Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya ay ka taqaluseen Afar nin oo ka ...

Warkii oo dhan »
Howlgalka AUSSOM oo ka hadlay sababtii ciidamada Burundi uga baxeen degaanka Xawaadley

Howlgalka AUSSOM oo ka hadlay sababtii ciidamada Burundi uga baxeen degaanka Xawaadley

JUN 03, 2025

 Talaado, Juun 3, 2025 (HOL) - Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa sheegay in ciidamada Burundi ee ku s...

Warkii oo dhan »
Luqadda Soomaaliga oo sanadkan ka mid noqon doonta Luuqadaha lagu turjumayo khudbadaha Xajka

Luqadda Soomaaliga oo sanadkan ka mid noqon doonta Luuqadaha lagu turjumayo khudbadaha Xajka

JUN 03, 2025

 Talaado, Juun 3, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Awqaafka iyo Arrimaha Islaamka Mukhtaar Roobow Cali oo ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudiga a...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Amiirka Qatar oo kawada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada Dowladood

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Amiirka Qatar oo kawada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada Dowladood

JUN 03, 2025

 Talaado, Juun 3, 2025 (HOL) - Amiirka Dowladda Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa shalay oo Isniin aheyd khadka taleefoonka kula hadlay ...

Warkii oo dhan »
Puntland oo sheegtay inay 10 xubnood oo Daacish ah ku dishay dagaal ka dhacay aagga Togga Miiraale

Puntland oo sheegtay inay 10 xubnood oo Daacish ah ku dishay dagaal ka dhacay aagga Togga Miiraale

JUN 03, 2025

 Talaado, Juun 3, 2025 (HOL) - Duqeymo cirka ah oo cusub ayaa laga fuliyey 4 goobood oo ku yaalla inta u dhaxeysa dooxooyinka Baalade iyo Miiraal...

Warkii oo dhan »
Shir looga hadlayo maareynta hubka, rasaasta iyo ka hortagga qaraxyada macmalka ah oo ka furmay Muqdisho

Shir looga hadlayo maareynta hubka, rasaasta iyo ka hortagga qaraxyada macmalka ah oo ka furmay Muqdisho

JUN 02, 2025

Isniin, Juun 2, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaal...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Jabuuti iyo Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo kawada hadlay xaalada amni ee Gobolka

Madaxweynaha Jabuuti iyo Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo kawada hadlay xaalada amni ee Gobolka

JUN 02, 2025

 Isniin, Juun 2, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa ku...

Warkii oo dhan »
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo oo soo dhoweeyay gogosha uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo oo soo dhoweeyay gogosha uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

JUN 02, 2025

 Isniin, Juun 2, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay inuu soo dhoweenayo gogosha wadatashiga Q...

Warkii oo dhan »