Wararka Maanta
Golaha Wasiiradda oo Maanta Mahad Maxamed Salaad u magacaabay Agaasimaha Hay'adda NISA
Axad, Juun 1, 2025 (HOL) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta isugu yimid shir deg deg ahaa ayaa ansixiyey soo jeedin ...
Warkii oo dhan »Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo howlgal qorsheysnaa ka fuliyay Galgaduud
Axad, Juun 1, 2025 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo Xalay ciidanka Daraawiishta maamulka Galmudug oo kaashanay...
Warkii oo dhan »Puntland oo sheegtay in 15 xubnood oo Daacish ah lagu dilay howlgalkii lagu xoreeyay togga Miiraale
Axad, Juun 1, 2025 (HOL) - Taliska Ciidamada Difaaca Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalkii ay shalay ciidamada Puntland kula wareegeen ...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Turkiga oo sheegay in Dowladiisa ay Soomaaliya ka taageereyso dagaalka Kooxaha Argagexisada
Axad, Juun 1, 2025 (HOL) - Madaxtooyada Turkiga ayaa shaacisay in Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan uu khadka taleefanka kula xiriiray ...
Warkii oo dhan »Madasha Mucaaradka oo ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheikh inuu wiiqayo heshiisyada siyaasadeed ee dalku ku dhisan yahay
Sabti, May 31, 2025 (HOL) - Madasha Samata-bixinta Mucaaradka oo uu guddoomiye u yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ay...
Warkii oo dhan »Maxakamada ciidamada qalabka sida oo xukuno ku riday Shabakad ka tirsaneyd Al-shabaab
Sabti, May 31, 2025 (HOL) - Waxaa maanta Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya xukuno kala duwan ku riday shabakad lagu eedeeyay inay ...
Warkii oo dhan »Maamulka gobolka Hiiraan oo eedeyn culus u jeediyay Hay'adda Aqoonsiga Diiwaan galinta Qaranka ee NIRA
Sabti, May 31, 2025 (HOL) - Maamulka gobolka Hiiraan ayaa digniin adag u diray hay'adda aqoonsiga diiwaan galinta Qaranka ee NIRA oo ay sheegeen...
Warkii oo dhan »Kuraastii Xildhibaannimo ay ka Geeriyoodeen Khadiija Diiriye iyo Xildhibaan Seeseey oo la buuxiyay
Sabti, May 31, 2025 (HOL) - Guddiga Doorashada ayaa maanta waxa ay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ay ku qabteen doorashada laba k...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo si rasmi ah loogu doortay xubinnimada UN-Habitat
Sabti, May 31, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah loogu doortay xubinimada UN-Habitat waxaana ay Soomaaliya ay afarta sano ee soo...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo si rasmi ah u furtay Imtixaanka Qoraalka Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka
Sabti, May 31, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta si rasmi ah m...
Warkii oo dhan »