Wararka Maanta
Ciidamada Puntland oo saakay si buuxda ula wareegay Togga Miiraale oo ay Daacish ka carareen
Sabti, May 31, 2025 (HOL) - Ciidamada amniga Puntland ayaa si buuxda ula wareegay saldhiggii ugu weynaa Daacish ee kuyaalay Togga Miiraale, halk...
Warkii oo dhan »Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Shaqaale Muruq maal ah oo uu kusoo dumay Gurigii ay dhismaha ka wadeen oo kuyaala Suuqa Bakaaraha
Sabti, May 31, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Suuqa Weyn ee Bakaaraha ee Degmada Howlwadaag ayaa sheegaya in hal qof uu ku geeriyooday 12 kala...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Gavin Williamson oo sheegay in Maraykanku uu ka guurayo siyaasadda "Soomaaliya mid ah"
Sabti, May 31, 2025 (HOL) - Xoghayihii hore ee difaaca Ingiriiska, haatana ah xildhibaan ka tirsan Aqalka Hoose, Gavin Williamson, ayaa sheegay ...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya duqeymo culus oo ka dhacay deegaanka Basra
Sabti, May 31, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa laga helaya duqeyn xoogan oo Xalay saqdii dhexe si weyn looga maqlay agagaarka deegaanka Basr...
Warkii oo dhan »AFRICOM oo ugu baaqday Soomaaliya inay la wareegto masuuliyadda amnigooda
Sabti, May 31, 2025 (HOL) - Taliyaha Taliska ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), Jen. Michael Langley, ayaa ku booriyay dalalka Afrika oo a...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Kenya
Jimco, May 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Guddoomiyaha Gola...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Cirro: Aqoonsigu wuu soo dhowyahay, Falastiiniyiintuna haddii ay iskood u yimaaddaan waxba kama qabno
Jimco, May 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay inay suuragal tahay in dowladda Mara...
Warkii oo dhan »Madaxda Somaliland iyo Kenya oo ka wada hadlay xoojinta ganacsiga, nabadda, iyo la dagaallanka argagixisada
Jimco, May 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), iyo Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa ka...
Warkii oo dhan »Farmaajo oo madaxda dalka ugu baaqay iney wax ka qabtaan qulqulka tahriibka dhalinyarada Soomaaliyeed
Jimco, May 30, 2025 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid in ka badan 20 ...
Warkii oo dhan »Shariif Sheekh Axmed "Ma joogno waqti aan sameyno jabahad iyo qori aan wax ku raadino"
Jimco, May 30, 2025 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shaaca ka qaaday iney yihiin mucaarad is badal doon oo ay...
Warkii oo dhan »