Wararka Maanta
Guddiga Doorashada oo sheegay in Jowhar lagu dooran doono kuraastii ay ka geeriyoodeen Khadiija Diiriye iyo Xildhiban Seeseey
Jimco, May 30, 2025 (HOL) - Guddiga Doorashooyinka ayaa maanta oo Jimco ah waxa uu shaaciyay in maalinta Sabtida ah la go’aamiyay in dib loo d...
Warkii oo dhan »Shirka Mucaaradka uga socda Muqdisho oo maanta go'aano rasmi ah laga soo saari doono
Jimco, May 30, 2025 (HOL) - Waxaa maanta oo Jimco ah lagu wadaa in lagu soo gaba gabeeyo magaalada Muqdisho shirka siyaasiyiinta mucaaradka uga ...
Warkii oo dhan »In ka badan 20 dhalinyaro Soomaali ah oo ku geeriyootay Badda u dhaxaysa Spain iyo Algeria
Jimco, May 30, 2025 (HOL) - Inta la xaqiijiyay ugu yaraan 20 qof oo tahriibayaal Soomaali ah oo u badan dhallinyaro da'yar ah ayaa ku geeriyoota...
Warkii oo dhan »Taliyaha ciidanka Milatariga dalka Talyaaniga oo soo gaaray magaalada Muqdisho
Jimco, May 30, 2025 (HOL) - Waxaa galinkii dambe ee Shalay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya soo gaaray wafdi saraakiil ah oo uu hogga...
Warkii oo dhan »Wafdi ka socda Ciidamada sida gaarka u tababaran ee Turkiga oo soo gaaray magaalada Muqdisho
Jimco, May 30, 2025 (HOL) - Wafdi ka socda ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Turkiga ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay u xoojiyaan ...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Kalluumeysiga Yemen oo Puntland ugu baaqday in si shuruud la'aan ah lagu sii daayo Kalluumeysato Yemeniyiin ah
Jimco, May 30, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Waraabka iyo Kalluumeysiga dalka Yemen Sarreeye gaas, Salem Abdullah Al-Soqtari, ayaa x...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil toogasho ah ku riday askari ka tirsanaa NISA
Jimco, May 30, 2025 (HOL) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ah ku xukuntay Cumar Xasan Maxamuud oo ka tirsanaa NISA, o...
Warkii oo dhan »1,500 Qof Soomaali ah oo qaadatay diinta Masiixiga oo si dhuumaaleysi ugu nool gudaha Dalka
Jimco, May 30, 2025 (HOL) - Hay’ad lagu magacaabo International Christian Concern (ICC) oo u doodda dadka Kirishtaanka ah ayaa shaacisay in ay...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo sheegay inuu la kulmay Madaxweynaha dalka Kenya
Khamiis, May 29, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo safar shaqo ku jooga dalka Kenya, ayaa sheegay...
Warkii oo dhan »Xuutiyiinta oo la sheegay inay Yemen ku tababareen xubno ka tirsan ururka Alshabaab
Khamiis, May 29, 2025 (HOL) - Caddeymo isa soo taraya ayaa muujinaya iskaashi sii xoogeysanaya uu ka dhexeeyo Al-Shabaab iy Xuutiyiinta ee Yemen...
Warkii oo dhan »