Wararka Maanta
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo beeniyay in si awood leh loo diiwaangelinayo Ardayda wax kabarata Jaamacadaha Muqdisho
Khamiis, May 29, 2025 (HOL) - Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa been abuur ku tilmaamay in ay awood u adeegsanayaan ardayda w...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo xadhigga ka jaray xafiis cusub oo Somaliland ka furatay Kenya
Khamiis, May 29, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland ayaa xadhigga ka jaray dhisme cusub oo uu yeelanayo xafiiska Somaliland ee Kenya, kaasoo a...
Warkii oo dhan »Hogaamiyeyaasha Mucaaradka oo maalintii labaad ku shirsan magaalada Muqdisho
Khamiis, May 29, 2025 (HOL) - Hogaamiyeyaasha Mucaaradka Dowladda ayaa maalintii labaad waxa ay ku shirsan yihiin magaalada Muqdisho, waxaana maanta a...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo sheegay inuu danihiisa ku ilaalsado gargaarka uu dibadda u diro
Khamiis, May 29, 2025 (HOL) - Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka, Senator Marco Rubio, oo ku caan baxay aragtidiisa adag ee siyaasadda arrima...
Warkii oo dhan »Weerar lagu dilay horjooge iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Hiiraan
Khamiis, May 29, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysnaa oo aroornimadii hore ee saakay ciidamada dowladda iyo kuwa ...
Warkii oo dhan »Ciidamo maleyshiyaad ah oo weerar ku qaaday Xabsiga Dhexe ee magaalada Gaalkacyo ee Puntland
Khamiis, May 29, 2025 (HOL) - Ciidamo maleyshiyaad ah ayaa lagusoo waramayaa inay weerareen xabsiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo ee Puntland, ha...
Warkii oo dhan »Safiirkii hore ee Mareykanka oo ka digay kala qeybsanaanta Qabiilka inay khatar ku tahay nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya
Khamiis, May 29, 2025 (HOL) - Larry Andre, danjirihii hore ee Mareykanka u joogay Soomaaliya intii u dhaxeysay Febraayo 2022 ilaa May 2023, ayaa...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh oo guddoomiye cusub u magacaabay maamulka Gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho
Arbaco, May 28, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Banaa...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta qaabilay halyeeyadii hore ee kubadda Cagta ee booqashada ku yimid Muqdisho
Arbaco, May 28, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta Madaxtooyada dalka ku qaabila...
Warkii oo dhan »Shirka Mucaaradka Dowladda oo ka furmay magaalada Muqdisho
Arbaco, May 28, 2025 (HOL) - Shirka Hogaamiyeyaasha Mucaaradka Dowladda ayaa ka furmay magaalada Muqdisho waxaana shir Guddoominayay Madaxweynih...
Warkii oo dhan »