Wararka Maanta

Ciyaartooyda heerka Caalami ee Africa oo maanta kubad ciyaareed cajiib ah kusoo bandhigay Stadium Muqdisho
Kulan lagu dardar galinaayo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab oo ka dhacay magaalada Tardo

Kulan lagu dardar galinaayo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab oo ka dhacay magaalada Tardo

MAY 27, 2025

 Talaado, May 27, 2025 (HOL) - Agaasimaha Hay’adda Nabadsugida iyo  Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbal...

Warkii oo dhan »
Maraykanka oo bisha July go'aan ka gaaraya barnaamijyada gargaar ee uu weli ka wado Soomaaliya

Maraykanka oo bisha July go'aan ka gaaraya barnaamijyada gargaar ee uu weli ka wado Soomaaliya

MAY 27, 2025

 Talaado, May 27, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in barnaamijyo naf-badbaadin ah oo ay hay’adda USAID ka waddo Soomaaliya ay wa...

Warkii oo dhan »
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Madaxda Dowladda ku eedeeyay inay kala soocayaan bulshada caasimadda

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Madaxda Dowladda ku eedeeyay inay kala soocayaan bulshada caasimadda

MAY 27, 2025

 Talaado, May 27, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay in degmada Kaxda aysan kamid noq...

Warkii oo dhan »
Halyeeyada Afrika Eto'o, Jay Jay Okacha iyo Adebayor oo markii ugu horeysay yimid Soomaaliya

Halyeeyada Afrika Eto'o, Jay Jay Okacha iyo Adebayor oo markii ugu horeysay yimid Soomaaliya

MAY 27, 2025

Talaado, May 27, 2025 (HOL) - Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray Ciyaartooyda Haly...

Warkii oo dhan »
Militariga Soomaaliya iyo Macawiisleeyda Hiiraan oo qorsheynaya dib ula wareegista degmada Aadan Yabaal

Militariga Soomaaliya iyo Macawiisleeyda Hiiraan oo qorsheynaya dib ula wareegista degmada Aadan Yabaal

MAY 27, 2025

 Talaado, May 27, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Macawiisleeyda reer Hiiraan ayaa wada dhaqdhaqaaqii ugu dambeeyay oo ay...

Warkii oo dhan »
Ciyaartooy heer caalami ah oo maanta kusoo wajahan magaalada Muqdisho

Ciyaartooy heer caalami ah oo maanta kusoo wajahan magaalada Muqdisho

MAY 27, 2025

 Talaado, May 27, 2025 (HOL) - Waxaa maanta oo Talaado ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay soo gaaraan wafdi heer sare ah oo ka socda xiriirad...

Warkii oo dhan »
Hay’adaha gargaarka ee Soomaaliya ka shaqeeya oo sheegay in miisaaniyaddooda sannadkan ay hoos u dhacday 74%

Hay’adaha gargaarka ee Soomaaliya ka shaqeeya oo sheegay in miisaaniyaddooda sannadkan ay hoos u dhacday 74%

MAY 27, 2025

 Talaado, May 27, 2025 (HOL) - Hay’adaha gargaarka ayaa bilaabay in ay yareeyaan ama gabi ahaanba joojiyaan adeegyada muhiimka ah ee caafimaadk...

Warkii oo dhan »
Kenya oo sheegtay in xafiiska diblomaasiyadeed ee ay Somaliland ka furanayso Nairobi uusan oggolaansho ka haysan

Kenya oo sheegtay in xafiiska diblomaasiyadeed ee ay Somaliland ka furanayso Nairobi uusan oggolaansho ka haysan

MAY 26, 2025

 Isniin, May 26, 2025 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xafiis diblomaasiyadeed oo ay Somaliland ka furanayso magaalada Nairobi uusan haysa...

Warkii oo dhan »
Garaadka Guud ee SSC oo Somaliland ugu baaqay inay nabad ama colaad mid uun qaadato

Garaadka Guud ee SSC oo Somaliland ugu baaqay inay nabad ama colaad mid uun qaadato

MAY 26, 2025

 Isniin, May 26, 2025 (HOL) - Garaadka Guud ee SSC Khaatumo, Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa Somaliland ugu baaqay inay nabad ama colaad mid uun ...

Warkii oo dhan »