Wararka Maanta

Hirshabelle oo ku dhawaaqday iney xiriirka wada shaqeynta u jartay Hay’adda SODMA

Hirshabelle oo ku dhawaaqday iney xiriirka wada shaqeynta u jartay Hay’adda SODMA

MAY 25, 2025

 Axad, May 25, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee maamulka Hirshabelle ayaa lagu shaaciya...

Warkii oo dhan »
Wasiir Cali Balcad “Madaxdii hore ee dalka soo xukuntay qeyb ayay ka yihiin gogosha uu Madaxweynuhu iclaamiyay”

Wasiir Cali Balcad “Madaxdii hore ee dalka soo xukuntay qeyb ayay ka yihiin gogosha uu Madaxweynuhu iclaamiyay”

MAY 25, 2025

 Axad, May 25, 2025 (HOL) - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cali Balcad ayaa maanta sheegay in Madaxdii hore ee dalka Soom...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo maanta ka dhacay gobolka Hiiraan

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo maanta ka dhacay gobolka Hiiraan

MAY 25, 2025

 Axad, May 25, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo maanta ku dhexmaray tuulada Galcad oo ka mid ah deegaanada hoosta...

Warkii oo dhan »
Dalalka ciidamada u soo diray Soomaaliya oo dalbaday in la bixiyo $93.8 Milyan oo Deyn ah

Dalalka ciidamada u soo diray Soomaaliya oo dalbaday in la bixiyo $93.8 Milyan oo Deyn ah

MAY 25, 2025

 Axad, May 25, 2025 (HOL) - Dalalka ciidamadooda ka jooga Soomaaliya ayaa codsaday in la bixiyo $93.8 milyan oo ah mushaarka iyo kharashaadka la ...

Warkii oo dhan »
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Guddiga Doorashooyinka ku eedeeyay inay ardayda Jaamacadaha ku cadaadinayaan inay isdiiwaangeliyaan

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Guddiga Doorashooyinka ku eedeeyay inay ardayda Jaamacadaha ku cadaadinayaan inay isdiiwaangeliyaan

MAY 25, 2025

 Axad, May 25, 2025 (HOL) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in Guddiga Doorashada ay si xoog ah ugu qasbayaan ardayda Jaamacada...

Warkii oo dhan »
Shirka Wadatashiga Ururrada Siyaasadda iyo Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo goordhow ka furmay Muqdisho

Shirka Wadatashiga Ururrada Siyaasadda iyo Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo goordhow ka furmay Muqdisho

MAY 25, 2025

 Axad, May 25, 2025 (HOL) - Shir ballaaran oo u dhexeeya ururrada siyaasadda ee diiwaangishan iyo Xukuumadda Federaalka ayaa si rasmi ah ufurmay...

Warkii oo dhan »
Maamulka gobolka Hiiraan oo si kulul u dhaliilay gargaar Hay'adda SODMA geysay gobolka Hiiraan

Maamulka gobolka Hiiraan oo si kulul u dhaliilay gargaar Hay'adda SODMA geysay gobolka Hiiraan

MAY 25, 2025

 Axad, May 25, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye ayaa si adag u dhaliilay gargaar hay'adda SODMA ugu talo g...

Warkii oo dhan »
Puntland oo wafdi u dirtay Gaalkacyo si uga hortagaan kacdoon loogasoo horjeedo baahiyaha ka jira gobolka

Puntland oo wafdi u dirtay Gaalkacyo si uga hortagaan kacdoon loogasoo horjeedo baahiyaha ka jira gobolka

MAY 25, 2025

 Axad, May 25, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa wafdi sare u diray magaalada Gaalkacyo, halkaas oo uu ka socdo abaabul kacdoon bulsho oo looga...

Warkii oo dhan »
Jubaland oo digniin kasoo saartay dabeeylo xoog leh oo kusoo wajahan degaanadeedi

Jubaland oo digniin kasoo saartay dabeeylo xoog leh oo kusoo wajahan degaanadeedi

MAY 25, 2025

 Axad, May 25, 2025 (HOL) - Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa soo saartay digniin rasmi ah oo ku aaddan dabaylo xooggan oo laga cabsi qabo in ay ku...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Kalluumaysiga Soomaaliya oo digniin kasoo saartay xilliga baddu ay kacsantahay

Wasaaradda Kalluumaysiga Soomaaliya oo digniin kasoo saartay xilliga baddu ay kacsantahay

MAY 24, 2025

 Sabti, May 24, 2025 (HOL) - Wasaaradda Kalluumeysiga  iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku saabs...

Warkii oo dhan »