Wararka Maanta
Shaki laga muujinayo qabsoomidda shirka Doxa ee loogu talagalay dhaqaale ururinta howlgalka AUSSOM
Jimco, May 23, 2025 (HOL) - Waxaa jira cabsi laga qabo in uu baaqdo shir heer sare ah oo lagu ballansan yahay in lagu qabto magaalada Doha ee da...
Warkii oo dhan »Turkiga oo ciidamo la dagaalama Al shabaab usoo diraya Soomaaliya
Jimco, May 23, 2025 (HOL) - Dowladda Turkiga ayaa sare u qaadaysa joogitaanka ciidankiisa ee Soomaaliya isagoo keenaya 500 oo askari oo ku takha...
Warkii oo dhan »Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo sheegay inuu filayo in sannadkan la helo aqoonsi
Jimco, May 23, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in sannadkan ay Som...
Warkii oo dhan »Puntland oo ka guuraysa doorasho cod qarsoodi ah una guuraysa doorasho cod gacan taag ah
Jimco, May 23, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa qorsheynaya inuu ka guuro habka doorashooyinka qarsoodiga ah ee lagu doorto xubnaha golayaash...
Warkii oo dhan »Wiil Soomaali ah oo safar uu ku galay dalka Ingiriiska uu ka cadhaysiiyay kooxaha neceb soo-galootiga
Jimco, May 23, 2025 (HOL) - Kooxaha ka tirsan midigta fog ee neceb soo-galootiga ayaa si weyn uga cadhooday wiil Soomaali ah oo baraha bulshada ...
Warkii oo dhan »Kenya oo dambi ku heshay labo nin oo Soomaali ah oo fududeeyay weerarkii DusitD2
Jimco, May 23, 2025 (HOL) - Maxkamad ku taalla magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya ayaa ku heshay dambiyo laba nin oo asalkoodu Soomaali yahay...
Warkii oo dhan »Xukuumadda Soomaaliya oo shaacisay waqtiga uu dhaqan galayo Xeer nidaamiyaha dareere hoosaadka Batroolka
Jimco, May 23, 2025 (HOL) - Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in Xeer-nidaamiyaha Da...
Warkii oo dhan »Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo ka digay in dalka uu kusii socdo burbur
Jimco, May 23, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa warqad furan u diray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan xasaasi ah la yeeshay madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga
Khamiis, May 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda ...
Warkii oo dhan »PSF oo jawaab ka bixisay eedayn uga timid guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland
Khamiis, May 22, 2025 (HOL) - Ciidanka PSF ayaa ka jawaabay eedeyn culus oo uu dhawaan saxaafadda u marsiiyay guddoomiyaha gobolka Mudug ee Punt...
Warkii oo dhan »