Wararka Maanta
Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay kulamo xasaasi ah oo bishaan gudaheeda ka dhacaya Muqdisho
Jimco, Juun 6, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah looga ...
Warkii oo dhan »Puntland oo xirtay dhalinyaro hormuud u ahaa abaabulka mudahaarad ka dhici lahaa Gaalkacyo
Jimco, Juun 6, 2025 (HOL) - Ciidamada amniga Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku xiray dhalinyaro hormuud u ahaa abaabulka mudaharaad looga soo...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Cirro: Siyaasadda xukuumaddu waa midnimada dhulka iyo wadajirka bulshada
Jimco, Juun 6, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay ka shaqaynayso nab...
Warkii oo dhan »Dagaal culus oo maalintii sadaxaad ka socda gobolka Hiiraan
Jimco, Juun 6, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in haatan uu dagaal culus ka socdo deegaanka C...
Warkii oo dhan »Dagaal adag oo ka dhex qarxay saaxiibadii Siyaasadda ee Donald Trump iyo Elon Musk
Jimco, Juun 6, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, iyo maalqabeenka Elon Musk oo muddo dheer saaxiib siyaasadeed ahaa, ayaa daga...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh "Ummadda Soomaaliyeed waxaan ka codsanaya in is cafiyaan maalmaha farxadda leh ee Ciida"
Jimco, Juun 6, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed u diray Hamb...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo ka jawaabtay go’aanka muwaadiniinteeda looga mamnuucay inay u safraan Maraykanka
Jimco, Juun 6, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si degdeg ah uga falcelisay go’aanka dowladda Maraykanka ee lagu mamnuucay muw...
Warkii oo dhan »Farmaajo oo dhaliilay hanaanka dadka lagu martiqaadayo gogoshii uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh
Khamiis, Juun 5, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si weyn waxa uu u dhaliilay Hannaanka loo maare...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxay dagaal culus oo maanta dhacay deegaanka Yasooman
Khamiis, Juun 5, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo duhurnimadii maanta ka dhacay deegaanka Yasooman oo ka mid ah ...
Warkii oo dhan »Puntland oo goobihii laga saaray Daacish ka heshay Rasaastii ugu badnayd oo kayd ah
Khamiis, Juun 5, 2025 (HOL) - 65,000 oo xabbo oo rasaas ah ayaa laga helay Togga Miiraale kadib markii laga saaray ururka Daacish, sida uu sheeg...
Warkii oo dhan »