Wararka Maanta

Hogaamiye Cali Jeyte "Horjooge Nuunuule Macawiislay ayaa dishay in la xaqirana waa nasiib daro weyn"

Hogaamiye Cali Jeyte "Horjooge Nuunuule Macawiislay ayaa dishay in la xaqirana waa nasiib daro weyn"

JUN 08, 2025

 Axad, Juun 8, 2025 (HOL) - Hoggaamiyaha ciidanka difaaca deegaanka ee macawiisleeyda Soomaaliya Cali Jeyte Cismaan ayaa beeniyay in ciidanka dow...

Warkii oo dhan »
Puntland oo sii deeysay 26 Kalluumaysato u dhashay dalka Yemen

Puntland oo sii deeysay 26 Kalluumaysato u dhashay dalka Yemen

JUN 08, 2025

 Axad, Juun 8, 2025 (HOL) - Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ay xabsiga kasii daayeen 26 kaluumaysato ...

Warkii oo dhan »
Mareykanka oo taageeray dadaalka Itoobiya ugu jirto Helidda aag Baddeed

Mareykanka oo taageeray dadaalka Itoobiya ugu jirto Helidda aag Baddeed

JUN 08, 2025

 Axad, Juun 8, 2025 (HOL) - Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in Mareykanka uu si buuxda u taageeray dadaalka Itoobiya ee ay ku raadineyso marin ba...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Puntland oo maalintii saddexaad howlgal ka wada Togga Baalade si ay Daacish uga saaraan

Ciidamada Puntland oo maalintii saddexaad howlgal ka wada Togga Baalade si ay Daacish uga saaraan

JUN 08, 2025

Axad, Juun 8, 2025 (HOL) - Ciidamada Puntland oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa hawlgal ballaaran ka wada Togga Baalade, oo ah saldhiggii ugu...

Warkii oo dhan »
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidanka Macawiisleyda iyo Al-shabaab oo ka socda Hiiraan

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidanka Macawiisleyda iyo Al-shabaab oo ka socda Hiiraan

JUN 08, 2025

Axad, Juun 8, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in haatan uu dagaal culus ka socdo duuleedka deegaanka Ceel hareeri,...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo ku dhawaaqday iney dib ula wareegeyso deeganada Al-shabaab ku sugan yihiin

Dowladda Fedaraalka oo ku dhawaaqday iney dib ula wareegeyso deeganada Al-shabaab ku sugan yihiin

JUN 08, 2025

 Axad, Juun 8, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay inuu socdo abaab...

Warkii oo dhan »
Sweden oo ballaarisay iskaashiga gargaarka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Sweden oo ballaarisay iskaashiga gargaarka bani’aadannimo ee Soomaaliya

JUN 08, 2025

 Axad, Juun 8, 2025 (HOL) - Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah ee Horumarinta ee dalka Sweden (SIDA) ayaa ku dhawaaqday iskaashi cusub oo ay la y...

Warkii oo dhan »
Agaasimihii Dalxiiska Degmada Deyniile oo u geeriyooday dhaawac ay u geysteen Koox Burcad ah

Agaasimihii Dalxiiska Degmada Deyniile oo u geeriyooday dhaawac ay u geysteen Koox Burcad ah

JUN 08, 2025

 Axad, Juun 8, 2025 (HOL) - Wararka aynu ka heleyno Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya inuu geeriyooday agaasimihii Dalxiiska Deg...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo sheegtay in Soomaaliya ku ceebowday khariirad ay BBC-du baahisay

Somaliland oo sheegtay in Soomaaliya ku ceebowday khariirad ay BBC-du baahisay

JUN 08, 2025

 Axad, Juun 8, 2025 (HOL) - Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland, Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa si adag uga hadlay muranka ka dhashay khariirad ay...

Warkii oo dhan »
Koox dabley ah oo magaalada Gaalkacyo ku dilay labo qof oo shacab ah

Koox dabley ah oo magaalada Gaalkacyo ku dilay labo qof oo shacab ah

JUN 07, 2025

 Sabti, Juun 7, 2025 (HOL) - Koox dabley ah ayaa lagusoo waramayaa inay magaalada Gaalkacyo ku dilaeen labo qof oo shacab ah oo kala ahaa rag iyo...

Warkii oo dhan »