Wararka Maanta

Ciidamada Midowga Afrika iyo saraakiisha Soomaaliya oo ka walaacsan isticmaalka drones-ka qaraxyada ee Al-Shabaab

Ciidamada Midowga Afrika iyo saraakiisha Soomaaliya oo ka walaacsan isticmaalka drones-ka qaraxyada ee Al-Shabaab

JUN 11, 2025

 Arbaco, Juun 11, 2025 (HOL) - Ciidamada Midowga Afrika iyo saraakiisha ammaanka Soomaaliya ayaa si weyn uga walaacsan suurtagalnimada in kooxda ...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo soo dhoweysay ballaanqaadyada cusub ee Shiinaha u sameeyay iskaashiga Wadamada Afrika

Soomaaliya oo soo dhoweysay ballaanqaadyada cusub ee Shiinaha u sameeyay iskaashiga Wadamada Afrika

JUN 11, 2025

 Arbaco, Juun 11, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa si rasmi ah uga qayb galay Shirka heer Wasiir ee ...

Warkii oo dhan »
Koonfur Galbeed oo faah faahin ka bixisay dagaal saacado socday oo ka dhacay degaanka Sabiid iyo Canoole

Koonfur Galbeed oo faah faahin ka bixisay dagaal saacado socday oo ka dhacay degaanka Sabiid iyo Canoole

JUN 11, 2025

 Arbaco, Juun 11, 2025 (HOL) - Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaal xoogan oo ka dhacay degaanka Sabiid iyo Canoo...

Warkii oo dhan »
Puntland oo diiday gogosha wadatashiga Qaran ee uu madaxweyne Xasan Sheikh fidiyay

Puntland oo diiday gogosha wadatashiga Qaran ee uu madaxweyne Xasan Sheikh fidiyay

JUN 11, 2025

 Arbaco, Juun 11, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ku dhawaaqday in aysan ka qeyb geli doonin gogosha wadatashiga uu fidiyay madaxweynaha Soomaaliya, X...

Warkii oo dhan »
Puntland oo beenisay in tacaddi loo geystay ganacsato kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo Gaalkacyo lagu xiray

Puntland oo beenisay in tacaddi loo geystay ganacsato kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo Gaalkacyo lagu xiray

JUN 11, 2025

 Arbaco, Juun 11, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha gobolka Mudug Faysal Cabdullaahi Sheikh (Jifojabsade) ayaa beeniyay in tacaddi loo geystay ganacsato ...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya oo sheegtay in la bartilmaamaysaday marinada miyiga ah ay isticmaalaan Al shabaab

Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya oo sheegtay in la bartilmaamaysaday marinada miyiga ah ay isticmaalaan Al shabaab

JUN 11, 2025

 Arbaco, Juun 11, 2025 (HOL) - Wasaaradda Gaashaandhiga ee Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka ay howlgal qorshaysan ka fuliyeen tu...

Warkii oo dhan »
Shil gaari oo sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Shil gaari oo sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Muqdisho

JUN 11, 2025

 Arbaco, Juun 11, 2025 (HOL) - Labo Qof ayaa Geeriyootay mid kalana dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii gaari nooca xamuulka qaada uu jiiray Moo...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo Kenya markale uga digtay martigelinta kooxo aan sharciyad lahayn ama gooni goosad sheeganaya

Soomaaliya oo Kenya markale uga digtay martigelinta kooxo aan sharciyad lahayn ama gooni goosad sheeganaya

JUN 10, 2025

 Talaado, Juun 10, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan muhiim ah...

Warkii oo dhan »
Xildhibaano kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo cambaareeyay ganacsato lagu xiray Waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland

Xildhibaano kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo cambaareeyay ganacsato lagu xiray Waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland

JUN 10, 2025

 Talaado, Juun 10, 2025 (HOL) - Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa si adag u cambaareeyay xarig sh...

Warkii oo dhan »
Guddoomiye Muungaab oo shixnad dawo ah ku wareejiyay Macawiisleeyda ka dagaalameysa Gobolka Hiiraan

Guddoomiye Muungaab oo shixnad dawo ah ku wareejiyay Macawiisleeyda ka dagaalameysa Gobolka Hiiraan

JUN 10, 2025

Talaado, Juun 10, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuse...

Warkii oo dhan »