Wararka Maanta

Rajadii Ku Dhamaatay Geerida: Qoys Rajo Wayn Lahaa oo Ku Nafwaayay Diyaaraddii Air India

Rajadii Ku Dhamaatay Geerida: Qoys Rajo Wayn Lahaa oo Ku Nafwaayay Diyaaraddii Air India

JUN 13, 2025

 Jimco, Juun 13, 2025 (HOL) - Nin lagu magacaabi jiray Dr. Pratik Joshi, xaaskiisa Dr. Komi Vyas, iyo saddexdoodii carruur ah ayaa ka mid ahaa da...

Warkii oo dhan »
Maraykanka oo duqayn la beegsaday meelo ay ku dhuumaalaynayeen firxadka Daacish

Maraykanka oo duqayn la beegsaday meelo ay ku dhuumaalaynayeen firxadka Daacish

JUN 13, 2025

 Jimco, Juun 13, 2025 (HOL) - Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa war-saxaafadeed ku sheegay in ciidamadooda ay weerar cirka ah...

Warkii oo dhan »
Madasha Samatabixinta oo walaac ka muujiyay go’aanka Dowladda Federaalka ee Joojinta qaab dhismeedka Iskaashiga Caalamiga ah

Madasha Samatabixinta oo walaac ka muujiyay go’aanka Dowladda Federaalka ee Joojinta qaab dhismeedka Iskaashiga Caalamiga ah

JUN 13, 2025

 Jimco, Juun 13, 2025 (HOL) - Madasha Samatabixinta Sooomaaliyeed ayaa si weyn uga walaacsan go’aan ay sheegeen inuu yahay hal dhinac oo ay Dow...

Warkii oo dhan »
Culumaa’udiin lagu dilay degaan hoostaga degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

Culumaa’udiin lagu dilay degaan hoostaga degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

JUN 13, 2025

 Jimco, Juun 13, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa kusoo waramaya in Maleeshiyaad hab beel u a...

Warkii oo dhan »
Israa’iil oo weerarro cirka ah ku qaaday xarumaha Nukliyeerka Iran iyo saldhigyo ciidan

Israa’iil oo weerarro cirka ah ku qaaday xarumaha Nukliyeerka Iran iyo saldhigyo ciidan

JUN 13, 2025

 Jimco, Juun 13, 2025 (HOL) - Ciidamada Difaaca Israa’iil ayaa xalay qaaday weerarro cirka ah oo culus oo lagu beegsaday xarumaha kobcinta awoo...

Warkii oo dhan »
Sheekada Qofka Keliya ee Ka Badbaaday Diyaaraddii Burburtay ee Air India

Sheekada Qofka Keliya ee Ka Badbaaday Diyaaraddii Burburtay ee Air India

JUN 13, 2025

Jimco, Juun 13, 2025 (HOL) - Qofna ma filan karayn in qof uu ka badbaado burburkii diyaarada Air India ee shalay sida xun ugu dhacday magaalada Ahmeda...

Warkii oo dhan »
Dowladda Jabuuti oo ku gacansaydhay codsi ay Itoobiya kaga dalbatay marin badeed iyo saldhig ciidan

Dowladda Jabuuti oo ku gacansaydhay codsi ay Itoobiya kaga dalbatay marin badeed iyo saldhig ciidan

JUN 12, 2025

 Khamiis, Juun 12, 2025 (HOL) -  Dowladda Jabuuti ayaa si cad u diiday codsi ay dowladda Itoobiya kaga dalbatay in laga siiyo xeebaha Jabuut...

Warkii oo dhan »
Kalluumaysato Soomaaliyeed oo muddo 45 cishe ku go'doonsanaa badda oo Muqdisho lagusoo celiyay

Kalluumaysato Soomaaliyeed oo muddo 45 cishe ku go'doonsanaa badda oo Muqdisho lagusoo celiyay

JUN 12, 2025

 Khamiis, Juun 12, 2025 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho dib loogu soo celiyay saddex kalluumeysato Soomaaliyeed oo muddo 45 maalmood ah k...

Warkii oo dhan »
Wasiir Bidhaan oo sheegay in Xarumaha Waxbarashada iyo Caafimaadka ay heli doonaan koronto bilaash ah

Wasiir Bidhaan oo sheegay in Xarumaha Waxbarashada iyo Caafimaadka ay heli doonaan koronto bilaash ah

JUN 12, 2025

 Khamiis, Juun 12, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Bidhaan Warsame, ay...

Warkii oo dhan »
Dagaal xoogan oo maanta ka dhacay deegaanka Ceel hareeri ee gobolka Hiiraan

Dagaal xoogan oo maanta ka dhacay deegaanka Ceel hareeri ee gobolka Hiiraan

JUN 12, 2025

 Khamiis, Juun 12, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo maanta deegaanka Ceel hareeri ee gobolka Hiiraan ku dhexmaray...

Warkii oo dhan »