Wararka Maanta
Gabar Soomaali ah oo markii ugu horeeysay xilka Duqa Magaalo ka qabatay Magaalada Sheffield ee dalka UK
Arbaco, May 21, 2025 (HOL) - Safiya Siciid oo ka tirsan xisbiga Labour-ka ayaa loo caleema saaray inay noqoto Duqa magaalada ee128-aad ee Lord M...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiirada Sacuudiga oo ansixiyay heshiis ay la galeen Hay'adda Sirdoonka Soomaaliya
Arbaco, May 21, 2025 (HOL) - Dowladda Sacuudiga ayaa ansixisay heshiis iskaashi oo dhex maray Qeybta amniga Madaxtooyada Boqortooyada Sacuudiga ...
Warkii oo dhan »Puntland oo laga fulinayo mashaariic Dowladda Federaalka Soomaaliya ay maamulayso
Talaado, May 20, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa markii gu horraysay muddo dheer kaddib ka fulinaysa gudaha Puntland mashaarii...
Warkii oo dhan »Puntland oo kaamirooyinka ammaanka ka qeyb qaata kusoo badinaysa magaalada Garowe
Talaado, May 20, 2025 (HOL) - Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta sheegay in magaalada Garowe laga hirgelinayo...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo faray Wasiirka Diinta in la dhimo lacagta ay Xujeeyda Soomaalida ku xajinayaan
Talaado, May 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si weyn uga hadlay arrimaha quseeya xajka iyo qidmadaha ...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo Puntland oo kala hadashay ilaalinta xaquuqda Aadanaha inta lagu jiro dagaalka Daacish
Talaado, May 20, 2025 (HOL) - Saraakiil sare oo ka socotay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Dhowrista Xuquuqda Aadanaha, gaar ahaan qeybta la dagaa...
Warkii oo dhan »Dagaal culus oo u dhaxeeya Al-shabaab iyo Macawiisleeyda Xawaadle oo ka socda gobolka Hiiraan
Talaado, May 20, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhaw uu dagaal culus ka qarxay duuleedka deegaanka Ceel hareeri...
Warkii oo dhan »Puntland oo sheegtay inay dishay horjooge sare oo ka tirsanaa ururka Daacish
Talaado, May 20, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay inay dishay horjooge sare oo ka tirsanaa ururka Daacish, kaas oo lagu magacaabi jiray Axmed...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya Madaafiic lagu weeraray Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho
Talaado, May 20, 2025 (HOL) - Tiro hoobiyaal ah ayaa aroornimadii hore ee saakay lagu garaacay qeybo ka mid degmada Wadajir ee magaalada Muqdish...
Warkii oo dhan »Agaasimihii Waaxda Arrimaha diinta ee Hirshabeelle oo lagu dilay magaalada Jowhar
Talaado, May 20, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Koox hubeysan ay ku dishey xalay xaaf...
Warkii oo dhan »