Wararka Maanta
Hirshabeelle oo ku dhawaaqday guluf dagaal cusub oo ka dhan ah Al-shabaab
Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kormeer ku tagay furimaha ay ku su...
Warkii oo dhan »Safiirka cusub ee UK usoo magacowday Soomaaliya oo xafiiska la wareegay
Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Charles Nicholas King oo bishii labaad ee sannadkan loo magacaabay safiirka UK u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, aya...
Warkii oo dhan »Wasiir Karoore "Hal reer kaliya ayaa ku jira dagaalka haatan socda ee waa in loo midoobaa"
Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Hirshabeelle Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa sheegay in ciidamada deeg...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur "Dowladdu waa iney gurmad ciidan oo deg deg ah, saad iyo saanad la garab istaagtaa dagaalka Hiiraan"
Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta ka hadlay dagaal culus oo maa...
Warkii oo dhan »Ra’iisul Wasaare Xamse oo ku eedeeyay Mucaaradka inay u adeegayaan Dowlado shisheeye
Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa weerar afka ah ku qaaday qaar kamid ah Mucaarad...
Warkii oo dhan »Puntand: PSF waa ciidan u shaqeeya Xasan Sheikh Maxamuud oo raba inay fowdo ka sameeyaan Gaalkacyo
Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland, Faysal Sheikh Cali Jifo-jabsade, ayaa ku eedeeyay ciidanka PSF, inay u adeeggaan...
Warkii oo dhan »Ciidamada Macawiisleeyda Hiiraan oo kaabiga ku haaya degmada Aadan Yabaal
Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada Macawiisleeyda gob...
Warkii oo dhan »AFRICOM oo wax ka beddeshay siyaasaddeeda shaacinta khasaaraha howlgalladooda Soomaaliya
Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in uusan hadda kadib shaacin doonin faahfaahinta ku s...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 70 Al Shabaab lagu dilay dagaal saacado socday oo ka dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaalamayaasha Al shabaab lagu jabiyay dagaalo qaraar oo saacado badan socday...
Warkii oo dhan »Jabuuti oo dalkeedi ka musaafurinaysa dadka kasoo jeeda Soomaaliya iyo Yemen
Isniin, May 19, 2025 (HOL) - Dowladda Jabuuti ayaa bilawday xariga iyo masaafurinta muwaadiniinta Yemen iyo kuwa Soomaalida iyo dadka kale ee u ...
Warkii oo dhan »