Wararka Maanta

Kenya oo baareysa sababaha ka dambeeya in Diyaarado ka diiwaangashan dalkeedi ay shilal ku galeen Soomaaliya iyo Sudan

Kenya oo baareysa sababaha ka dambeeya in Diyaarado ka diiwaangashan dalkeedi ay shilal ku galeen Soomaaliya iyo Sudan

MAY 18, 2025

 Axad, May 18, 2025 (HOL) - Wargeyska Capital FM ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa qoray in Dowladda Kenya ay si rasmi ah u dhistay koox baaritaann...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay waqtiga la galayo imtixaanka shahaadiga

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay waqtiga la galayo imtixaanka shahaadiga

MAY 17, 2025

 Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday waqtiga ras...

Warkii oo dhan »
SSC Khaatumo: Dowladda Federaalka waxay noo sheegtay in aysan wax qarash ah u haynin imtixaanka shahaadiga

SSC Khaatumo: Dowladda Federaalka waxay noo sheegtay in aysan wax qarash ah u haynin imtixaanka shahaadiga

MAY 17, 2025

 Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Dowlad-goboleedka SSC-Khaatumo ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka heleen ogeysiin ku saabsan in sa...

Warkii oo dhan »
Taliyihii Guutada 26-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka oo maanta lagu dilay Hiiraan

Taliyihii Guutada 26-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka oo maanta lagu dilay Hiiraan

MAY 17, 2025

 Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ayaa laga helaya dil maanta loo geystay Taliyihii guutada 26-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dal...

Warkii oo dhan »
Xiddigii Kooxda Arsenal ee Kanu oo Safar Ku Yimid Somaliland

Xiddigii Kooxda Arsenal ee Kanu oo Safar Ku Yimid Somaliland

MAY 17, 2025

 Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Xiddigii caanka ahaa ee u ciyaari jiray kooxda Arsenal iyo kooxo kale oo Yurub ah, Nwankwo Kanu, ayaa safar ku yimid...

Warkii oo dhan »
Taliye Kuxigeenka dalka Uganda oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho

Taliye Kuxigeenka dalka Uganda oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho

MAY 17, 2025

 Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Uganda sarreeye Guud Sam Okiding...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku tilmaamay Qadiyadda Falastiin inay tahay Imtixaan lagu tijaabinayo Midnimada Wadamada Carabta

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku tilmaamay Qadiyadda Falastiin inay tahay Imtixaan lagu tijaabinayo Midnimada Wadamada Carabta

MAY 17, 2025

 Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa carabka ku adkeeyay in Shir Madaxeedka 34-aad ee Wadamada Carab...

Warkii oo dhan »
Puntland oo adkaysay shuruudaha Baasaboorka kadib markii ay kordheen dhalinyarada tahriibka u baxaysa

Puntland oo adkaysay shuruudaha Baasaboorka kadib markii ay kordheen dhalinyarada tahriibka u baxaysa

MAY 17, 2025

 Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Dowlad-goboleedka Puntland ayaa adkeeyay habraacyada la xiriira bixinta baasaboorka, si gaar ah dhalinyarada, kadib ...

Warkii oo dhan »
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Baraawe

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Baraawe

MAY 17, 2025

 Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in qarax miino oo halkaasi ka dhaca...

Warkii oo dhan »
Midowga Afrika oo ka fekeraya inuu yareeyo hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM)

Midowga Afrika oo ka fekeraya inuu yareeyo hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM)

MAY 17, 2025

 Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Midowga Afrika ayaa ka fekeraya inuu yareeyo hawlgalka Taageerada iyo Xasillinta Soomaaliya (AUSSOM) haddii aan si d...

Warkii oo dhan »