Wararka Maanta

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo dagaal kula wareegay deegaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo dagaal kula wareegay deegaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe

MAY 17, 2025

 Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kaso baxaya weerar qorsheysnaa oo Xalay ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ku ...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo dhimeysa gargaarkii bini’aadantinimo ay ku bixin jirtay Soomaaliya iyo Yemen

Qaramada Midoobay oo dhimeysa gargaarkii bini’aadantinimo ay ku bixin jirtay Soomaaliya iyo Yemen

MAY 17, 2025

Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay sanadkaan ku qasbanaan doonto in ay dib u eegis ku sameyso qorshaheeda gargaarka ee S...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka qeyb galaya Shirka Madaxda Ururka Jaamacadda Carabta ee ka furmaya Iraq

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka qeyb galaya Shirka Madaxda Ururka Jaamacadda Carabta ee ka furmaya Iraq

MAY 17, 2025

 Sabti, May 17, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galaya, khudbadna ka jeedin doona Shir madaxeedka ...

Warkii oo dhan »
Qarax khasaare geystay oo galabta ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax khasaare geystay oo galabta ka dhacay magaalada Muqdisho

MAY 16, 2025

 Jimco, May 16, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare geystay oo galinkii dambe ee maanta ka dhacay degmada Kaxda ee ma...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo amaro kasoo saaray rabshadihii dadku ku dhinteen ee ka dhacay Burco

Madaxweynaha Somaliland oo amaro kasoo saaray rabshadihii dadku ku dhinteen ee ka dhacay Burco

MAY 16, 2025

 Jimco, May 16, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa amar ku bixiyay in la sii daayo dadkii lagu xi...

Warkii oo dhan »
Wasiirka warfaafinta Puntland: SSC dowlad gaar ah kuma noqonayso burburinta Puntland

Wasiirka warfaafinta Puntland: SSC dowlad gaar ah kuma noqonayso burburinta Puntland

MAY 16, 2025

 Jimco, May 16, 2025 (HOL) - Puntland ayaa si adag uga hor timid qorshaha Madaxweynaha SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Firdhiye, uu  doonayo oo ah...

Warkii oo dhan »
Ciidanka Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo howlgal qorsheysnaa ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Ciidanka Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo howlgal qorsheysnaa ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

MAY 16, 2025

 Jimco, May 16, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howgal qorsheysnaa oo Xalay saqdii dhexe ciidamada difaaca deegaanka ka fuliyeen...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo u ambabaxaya Baqdaad si uu uga Qeyb-galo shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta

Madaxweynaha Soomaaliya oo u ambabaxaya Baqdaad si uu uga Qeyb-galo shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta

MAY 16, 2025

 Jimco, May 16, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta u ambabaxaya magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq, halkaas ...

Warkii oo dhan »
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo mudo dheeri ah ku daray diiwaan galinta dadweynaha

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo mudo dheeri ah ku daray diiwaan galinta dadweynaha

MAY 16, 2025

 Jimco, May 16, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee gu...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo seegtay waqtigii maalgelinta howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya

Qaramada Midoobay oo seegtay waqtigii maalgelinta howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya

MAY 16, 2025

 Jimco, May 16, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku guuldareystay inuu waqtigii iskiis u dejiyay — 15-ka May — ku ansix...

Warkii oo dhan »