Wararka Maanta

Khasaaraha ka dhashay mudaharaadkii shalay ka dhacay Burco oo faahfaahsan

Khasaaraha ka dhashay mudaharaadkii shalay ka dhacay Burco oo faahfaahsan

MAY 16, 2025

 Jimco, May 16, 2025 (HOL) - Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintay, 40 kalena  way ku dhaawacmeen mudaharaadkii shalay ka dhacay magaalada Burco ...

Warkii oo dhan »
103 Xildhibaan oo kala tirsan aqalka hoose iyo aqalka sare oo madaxweyne Xasan Sheikh usoo jeediyay inuu iscasilo

103 Xildhibaan oo kala tirsan aqalka hoose iyo aqalka sare oo madaxweyne Xasan Sheikh usoo jeediyay inuu iscasilo

MAY 15, 2025

 Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - 103 Xildhibaan oo ka tirsan labada aqala ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si wadajir ah usoo jeediyay Ma...

Warkii oo dhan »
Kooxaha Fanka oo Si Aan Hore Loo Arag Uga Qaybqaadanaya Diyaargarowga Xuska 18 May ee Somaliland

Kooxaha Fanka oo Si Aan Hore Loo Arag Uga Qaybqaadanaya Diyaargarowga Xuska 18 May ee Somaliland

MAY 15, 2025

Kooxda Dayax Band oo 6 Abriil bandhig faneed loogu diyaargaroobayo 18 May ku qabatay Gabiley.Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Kooxaha fanka ee Somaliland...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mucaaradka ku eedeeyey in aysan dooneeyn in dalka uu ka gudbo Doorashadii dadbaneyd loona gudbo mid Qof iyo Cod ah

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mucaaradka ku eedeeyey in aysan dooneeyn in dalka uu ka gudbo Doorashadii dadbaneyd loona gudbo mid Qof iyo Cod ah

MAY 15, 2025

 Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weerar jawaabcelin afka ah ku qaaday Mucaaradka Dowladda oo uu ...

Warkii oo dhan »
Save Children oo albaabada u laabaysa qaar badan oo kamid ah xarumaheeda Baydhabo

Save Children oo albaabada u laabaysa qaar badan oo kamid ah xarumaheeda Baydhabo

MAY 15, 2025

 Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Hay’adda Save the Children ayaa sheegtay dhimista gargaarka caalamiga ah in ay keentay in in ka badan rubuc (27%...

Warkii oo dhan »
Golaha Wasiirada oo ansixiyey heshiis dhinaca amaanka ah oo dhex maray Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga

Golaha Wasiirada oo ansixiyey heshiis dhinaca amaanka ah oo dhex maray Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga

MAY 15, 2025

 Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey heshiis is afgarad dhinaca Milatariga iyo amniga ah ...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay maxaabiis ay dhawaan sii daynayso

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay maxaabiis ay dhawaan sii daynayso

MAY 15, 2025

 Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa beenisay warar sheegaya in ay sii daynayso maxaabiistii ay kusoo qabatay dagaalkii Laas...

Warkii oo dhan »
Mudaharaad lagaga soo horjeedo sii daynta maxaabiis la sheegay in Somaliland sii danaynayso oo ka dhacay Burco

Mudaharaad lagaga soo horjeedo sii daynta maxaabiis la sheegay in Somaliland sii danaynayso oo ka dhacay Burco

MAY 15, 2025

 Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Mudaharaad lagaga soo horjeedo warar lagu baahiyay baraha bulshada oo sheegaya in xukuumadda Somaliland ay sii day...

Warkii oo dhan »
Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo sameeyay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab

Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo sameeyay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab

MAY 15, 2025

 Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysna oo ciidanka difaaca deegaanka ka sameyeen saacadahi lasoo d...

Warkii oo dhan »
Puntland oo soo qabatay eedaysane loo haysto inuu ka dambeeyay kufsi Garowe loogu geystay labo gabdhood oo walaalo ah

Puntland oo soo qabatay eedaysane loo haysto inuu ka dambeeyay kufsi Garowe loogu geystay labo gabdhood oo walaalo ah

MAY 15, 2025

 Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliiska Puntland ayaa xalay gacanta ku dhigay eedaysane lagu magacaabo Sharmaake Xuseen Yuusuf, oo 31 j...

Warkii oo dhan »