Wararka Maanta
Jubaland oo sheegtay in Soomaaliya ay maareyso xaalad halis amni oo xooggan
Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa sheegtay in wixii ka dhacay magaalada Muqdisho ee ku dhawaaqista Xisbi ay ku...
Warkii oo dhan »Farmaajo oo ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu ku tuntay Dastuurka KMG ee dalka
Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu ku tunt...
Warkii oo dhan »Xanuunka Jadeecada oo Ka Dilaacay Deegaanada Somaliland oo Dad Badan Soo Ritay
Khamiis, May 15, 2025 (HOL) - Xanuunka Jadeecada, oo ah cudur fayras ah, ayaa si ba’an uga dilaacay deegaanada Somaliland, waxaana uu soo rita...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Puntland oo baadil ku tilmaamay wixii kasoo baxay shirweynihii urur siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka
Arbaco, May 14, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa baadil ku tilmaamay shirweynihii xalay uu Muqdisho ku qabtay u...
Warkii oo dhan »Madaxdii hore ee dalka iyo siyaasiyiinta Mucaaradka ah oo ku dhawaaqay iney dhimatay Madashii Wadatashiga Qaranka
Arbaco, May 14, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed ay si wadajir ah u soo saareen qaar ka mid ah madaxdii hore ee dalka iyo siyaasiyiinta kale ee Mucaaradka k...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo laga yaabo inay waqti dheer ku qaadato soo celinta maalgelinta howlgalka AUSSOM
Arbaco, May 14, 2025 (HOL) - Maraykanka ayaa laga yaabaa inuu waqti dheer ku qaato go’aanka uu dib ugu bilaabayo maalgelinta howlgalka nabad i...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay inay hubka dhigaan Kooxda PKK ee dagaalka kula jirtay Dowladda Turkiga
Arbaco, May 14, 2025 (HOL) - Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go'aankii ay ku dhawaaqeen Kooxda PKK ee ahaa inay hubka ...
Warkii oo dhan »Booliska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay Koox dilal iyo dhac ka geystay magaalada Muqdisho
Arbaco, May 14, 2025 (HOL) - Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan oo maanta shir jaraa’id ah ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa she...
Warkii oo dhan »Wasiirka warfaafinta Puntland: Waxaan soo iibsanay diyaarado wax duqeeya iyo kuwo loogu talagalay gargaarka degdegga ah
Arbaco, May 14, 2025 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u xaqiijisay in maamulkoodu uu iibsaday diyaarado dagaal.Wa...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh "Dadka Sanduuqooda siyaasadeed eber ka yahay, doorasho dadban bis ugu jirto, fadlan wax kale ka fakira"
Arbaco, May 14, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xalay markale cadeeyay isagoo ka hadlaayay m...
Warkii oo dhan »