Wararka Maanta
Maamulka Gobolka Banaadir oo faah faahin ka bixiyay dab ka kacay Suuqa Bakaaraha
Talaado, May 13, 2025 (HOL) - Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa faah faahin ka bixiyay dab xoogan oo qabsaday qeybta da...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo duqayn cirka ah ka fuliyay degaano ka tirsan buuralayda Calmiskaad
Isniin, May 12, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa duqeyn cirka ah ku qaadday koox ka tirsan ISIS, meel ku dhawaad 70 km ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Axmed Madoobe "Xisbiga ay dowladu dhiseyso waa mid la mid ah kii Kacaanka ee dowladaan xagey gacanta ku haysa"
Isniin, May 12, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta si qota dheer uga hadlay qorshe madaxda do...
Warkii oo dhan »Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo ku baxay xiisad ka taagan Shabeellaha Dhexe
Isniin, May 12, 2025 (HOL) - Gudoomiyaha maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe Maxamuud Maxamed Nuur oo gaaray deegaanka Koogaar oo Shalay lagu dil...
Warkii oo dhan »Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al shabaab oo ka dhacay degaano hoostaga Degmada Xarardheere
Isniin, May 12, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya degaano hoostaga Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa kusoo waramaya in Ciidamada deegaanka oo k...
Warkii oo dhan »Qaar kamid ah Salaadiinta Somaliland iyo Garaadada SSC-Khaatumo oo si wadajir ah nabad ugu baaqay
Isniin, May 12, 2025 (HOL) - Qaar kamid ah salaadiinta ugu sarreeya ee Somaliland iyo garaadada SSC-Khaatumo oo si aan rasmi ahayn ugu kulmay xa...
Warkii oo dhan »Garowe oo kufsi loogu geystay labo gabdhood oo kasoo jeeda qoysaska soo barakacay
Isniin, May 12, 2025 (HOL) - Isbitaalka Guud ee Garowe ayaa la gaarsiiyay labo gabdhood oo carruur ah oo walaalo ah, kuwaas oo loo geystay kufsi...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo niyad jab ka muujisay hakadka ku yimid dib-u-eegista Dastuurka Soomaaliya
Isniin, May 12, 2025 (HOL) - Khabiirka Madaxa Bannaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan xaaladda xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya, Ms. Isha Dyfan,...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo IMF kala hadlaysa helida maalgelinta ilaha wax soosaarka Soomaaliya
Isniin, May 12, 2025 (HOL) - Waxaa maanta oo Isniin ah Magaalada Nairobi ka furmay shir muhiim ah oo u dhexeeya Hey’adaha Maaliyadda Dowladda ...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Baay
Isniin, May 12, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 8-aad qeybta 6...
Warkii oo dhan »